-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shirka Kulmiye Kaga Qayb-galaya Farriin Qoraal Ah Uu Imaaraadka Uga Soo Soo Dhiibayo Wiilka Uu Sodoga Uyahay Ee Baashe Cawil
Baashe Cawil Oo La filayo Inuu Shirka Kulmiye ka akhriyo Warqadda Uu Axmed-Siilaanyo Uga soo dhiibayo Imaaraadka Carabta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirweynaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa lagu wadaa inuu Magaalada Ha...
Thursday, October 1, 2020
-
Siyaasiyiinta Madasha Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada,Una Gudbiyay Qoraal Ka Dhan Khatarta Shirkada Trafigura!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa kulan layeeshay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay golaha wakiilada ugu gudbin lahaa...
Thursday, October 1, 2020
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Jabuuti Oo Dalka Keenay Wafti Chinese Iyo Dareenada Ka Dhashay Safaro Qarsoodi Ah Oo Ay Ku Tageen Goobo Muhiim Ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Ayaa horaantii todobaadkan dalka keenay wafti shiinaha ah kuwaasi oo aan si cad loo shaacin ujeedada uu daaran yahay socdaalkoodu.
...
Thursday, October 1, 2020
-
Wasiir Maxamud Xasan Saajin Oo Ka Dareen Celiyay Tanaasulka Uu Saylici Ugu Baneeyay Kursiga Gudoomiye Kuxigeenka Afraad Ee Xisbiga Kulmiye”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Maxamud Xasan Saajin Oo Ka Dareen Celiyay Tanaasulka Uu Saylici Ugu Baneeyay Kursiga Gudoomiye Kuxigeenka Afraad Ee Xisbiga Kulmiye"Daawo Muuqal
https://youtu.be/UNTJIY8aQTs
...
Thursday, October 1, 2020
-
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Kursigiisii Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Uga Tanaasulay Wasiir Saajin Maahmaahna Ku Macasalaameeyay Saaxibadiisii Xisbiga”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Kursigiisii Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Uga Tanaasulay Wasiir Saajin Maahmaahna Ku Macasalaameeyay Saaxibadiisii Xisbiga"Daawo Muuqal
https://you...
Thursday, October 1, 2020
-
Dawlada Sacuudiga Oo Shuruudo Kusoo Rogtay Dadka Imanaya Cumrada!
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawlada Sacuudi Arabiya ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo loogu talo galay gudashada Cumrada, oo la hakiyay muddo lix bilood ah sababo la xiriira xanuunka coronavirus.
Si looga hortago faafi...
Thursday, October 1, 2020
-
Xildhibaan Cabdiraxman Xoog Oo Eedo Culus Ujeediyay Xil. Kijaandhe Iyo Qoyskiisa Oo Dhaawacyo Halis Ah Ugaystay Wiil Banjarle Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo kamid ah Mudanayaasha golaha Wakilada somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay talaabo naxdinle oo xildhibaan kijaandhe iyo qoyskiisu kula kaceen wiil banjarle haysta...
Thursday, October 1, 2020
-
“Ragii Golaha Ka Baxay Badh Isxanbaarbay Ahaayeen, Badhna Waa Looga Dhintay, Labaduba Sharci Daro Ayay Ku Fadhiyaan”Eng Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe oo ka jawaabayay hadalo kasoo yeedhay qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee kasoo jeeda gobolada Awdal Iyo Sool oo ka dareeraray Ansixinta xeerka...
Thursday, October 1, 2020
-
Xildhibaan Axmed Kijaandhe Iyo Wiilal Uu Dhalay Oo Garaacis Kooma Ku Galiyay Wiil Banjarle Hargeysa Kuhaysta Oo Lacagtii Taayirada Weydiiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhacdadan Murugada leh oo maanta Hargaysa Ka Dhacday
Wiil Banjarle ama Goomayste Hargaysa Ku Haystay Oo Axmed Xildhibaan Kijaandhe oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Is Af Dhaafeen Kadibna X...
Thursday, October 1, 2020
-
”Waxaan Shaacinayaa Inuu Saylici Tanaasuley…”Wasiir Maxamed Kaahin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Waxaan Shaacinayaa Inuu Saylici Tanaasuley…”Wasiir Maxamed Kaahin"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Y9d3GKoElrg
Berberatoday.com...
Thursday, October 1, 2020
« Previous Page — Next Page »