|
Warar
-
“Halkaas Aad Aragtaa Waa Dhaamkii Jig Jiga Yar, Haddii Aynu Weynay Dawlad Xil-Kas Ah, Miyeynu Noqon Kari Weynay Shacab..”Abwaan Weedhsame.
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa ka hadlay Muuqaalka wakhtiga ee dhaamka xaafada jig jiga yar oo wakhtigan ay buux dhaafiyeen xashin iyo Caagado ay biyuhu dhinac iskaga saari...
Monday, September 7, 2020
-
Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Sheegay Cida Ka Danbaysay Kufsigii La Gula Kacay Gabadh Yar Oo Katirsan Xarunta Agoomaha.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xaamud oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in cida ka danbaysay kufsi lagula kacay gabadh yar oo katirsan cauurta xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa
https:...
Monday, September 7, 2020
-
Shirkada Facebook Oo Ka Xayirtay Tebinta Tooska Ah Nin Damacsanaa In Dhimashadiisa Toos Looga Daawado!
Paris(Berberatoday.com)-Shirkada Facebook ayaa ka xayirtay tebinta tooska ah nin damacsanaa in dhimashadiisa toos looga daawado, Alain Cocq oo 57 jir u dhashay dalka Faraansiiska ayaa damcay in uu marka uu dhimanaayo uu ku baahiyo...
Monday, September 7, 2020
-
Somaliland: Saami Qaybsiga Waashay Iyo Soo Jeedinta Madaxwaynihii Hore”Siyaasi Cali Gurey. “
“Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Wuxu Ahaa, Nin Dhawrsan Oo Dulqaad Leh Ayuu Ahaa. Nin Xilka Uu Ummadda U hayay Iyo Milgaha Kursiga Uu Ku Fadhiyay Garanayay Oo Aan La Gebi-Dhaclayn Ee Sharafta Ka Raacayay Ayuu Ahaa”...
Monday, September 7, 2020
-
Drs Edna Adan Oo Farta Ku Fiiqday Arimo Ay Somaliland Kaga Fiican Tahay Somaliya”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Drs Edna Adan Oo Farta Ku Fiiqday Arimo Ay Somaliland Kaga Fiican Tahay Somaliya"Daawo Muuqal
https://youtu.be/EJjz-GqyaH0
Berberatoday.com...
Monday, September 7, 2020
-
“Jagooyinka Xisbiga Maaha In Cid Gaar Ah Kooto Loogu Xidho ” Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Loolanka KULMIYE
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa ka hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee la filayo inuu dhaco horraanta bisha dambe, waxaanu tilmaamay in si caddaalad ah aan loogu tartamayn ee cid g...
Sunday, September 6, 2020
-
Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedo Uu Ujeediyey Ex-Wasiir Qabyo Tirre”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedo Uu Ujeediyey Ex-Wasiir Qabyo Tirre"Daawo Muuqal
https://youtu.be/2vQTHEbEPRk?t=87
...
Sunday, September 6, 2020
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi Iyo Xulufadiisa Oo Quuska Taagan Kamid Noqoshada Hoggaanka Kulmiye Iyo Qorshe Ay Kula Wareegayan Xisbiga Ucid.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta xilal culus ka hayey Xukuumadii hore Kulmiye ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo, oo hurguri kaga jiray kamid noqoshada hoggaanka sare ee Xisbiga Kulmiye, ayaa quus ka taagan, isla markaana ka ha...
Sunday, September 6, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga Madaxtooyada sh...
Sunday, September 6, 2020
-
“Qabo Waxaan Odhan Lahaa Lacagtan Aad Soo Bandhigaysay Wadada Baligubadle Ku Darso, Taasi Ayaad Khayr Iyo Xasanaad Ka Helaysaaye..Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Maxamud Jaamac Warfaa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga kulmiye Xildhibaan maxamuud jaamac warfaa ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeedhay ex wasiir qabo oo sheegay in gudida qaban qaabada xisbiga kulmiye udiideen in ay ...
Sunday, September 6, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|