|
Warar
-
Imaaraadka Carabta Iyo Israa’iil Oo Dhisaya Isbaheysi Ka Dhan Ah Dal Islaami Ah
Dubai(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta iyo Israa’iil ay dhisi doonaan isbaheysi ka dhan ah Iran, si ay u ilaaliyaan Bariga Dhexe iyo dhulka Mareykanka.
“...
Tuesday, September 8, 2020
-
Sirta Nolosha Ee Maroodiga Labka Ah Oo La Soo Bandhigay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maroodiga da’da ah ee labka ah ayaa la ogaaday in kaalin weyn uu ka qaato badbaadinta nolosha jiilasha ka dambeeya, sidaas darteed, wuxuu xirfaddiisa, waayo aragnimadiisa iyo aqoontiisa uu u gudbiya ku...
Tuesday, September 8, 2020
-
Afhayeenkii Garabta Toosinta Ee Lamidoobay Kulmiye Oo Sheegay In Laga Horjoogtaday Xafiiska Xisbiga.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Daa,uud Abiib Axmed Oo Kamid ah masuuliyiinta xisbiga xaakimka kulmiye, Ahaana Afhayeenkii Garabka Toosinta Ee Xisbiga Wadani ka soo Go,ay lana Midoobay Xisbiga kulmiye ee ay kamid ahaayeen wasiirada...
Tuesday, September 8, 2020
-
“Shirka Kulmiye Waa Madal Lagu Dooranayo Nin Dooran Aniguna Ma Ihi Nin Muuse Umilxiisaya,Xisbiga Kulmiyena Waxa Uu Cagta Saaray Dhabo Cagaag Leh Oo Kali Talisnimo”Maxamud Xaashi Cabdi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Shirka Kulmiye Waa Madal Lagu Dooranayo Nin Dooran Aniguna Ma Ihi Nin Muuse Umilxiisaya,Xisbiga Kulmiyena Waxa Uu Cagta Saaray Dhabo Cagaag Leh Oo Kali Talisnimo"Maxamud Xaashi Cabdi"Daawo Muuqal
&nb...
Tuesday, September 8, 2020
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Sharciyan Xildhibaano Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Sharciyan Xildhibaano Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada"Daawo Muuqal
https://youtu.be/VG7lPnmuERw
Berberatoday.com...
Tuesday, September 8, 2020
-
Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Soo Saartay Wareegto Ay Awaamiir Culus Ku Dul Dhigayso Shirkadaha Muuq Baahiyaha Ee “Cable Tv”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajyada somaliland ayaa soo saartay wareegto Ay ku Hirgalinayo Awaamiirta uu xanbaarsanaa xeerka ismaamulka hirarka oo ay dhawaan dhaqan galisay
Wareegtan oo uu ku se...
Monday, September 7, 2020
-
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Dareen Celiyay Hadalkii Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cabdilaahi jawaan ayaa ka hadlay sida uu u arko hadaladii dhawaan uu warbaahinta soo mariyay madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin.
https://youtu.be/RGQfW74Dj3I
&...
Monday, September 7, 2020
-
Caawi Hooyo Danyara Oo Hal Wiil Ay Caruurba Lahayd Bada Berbera Kaga Geeriyooday”Daawo Muuqal
Berberatoday.com)-Caawi Hooyo Canab Axmed Ismaacil Oo Danyara Hal Wiil Ay Caruurba Lahayd Bada Berbera Kaga Geeriyooday"Daawo Muuqal
https://youtu.be/OJ6887IPFbs
Berberatoday.com...
Monday, September 7, 2020
-
“Kadib Markaan Garwaaqsaday Inaan Joogo Xiligiii Ugu Haboonaa Ee Caqli Ahaan, Awood Ahaan Iyo Fursad Ahaanba Inaan Isu Soo Taago U Adeegista Degmadayda Iyo Dadkeedaba”Musharax Gole Deegan Maxamed Jaamac Liiban
Berbera(Berberatoday.com)-Eng.Maxamed Jaamac Liibaan oo kamid dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Reer Berbera islamarkaana nin dhalinyaro ah oo mudakara aqoontiisa kobciyay dalka debediisa iyo gudiihsa wax ku bartay ayaa shaaciyay in...
Monday, September 7, 2020
-
Khilaaf Culus Oo La Sheegay In Uu Ka Dhex Qarxay Madaxwayne Biixi Iyo Ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici Iyo Hal Uu Salka Ku Hayo!
Halkee Ayuu Salka Ku Hayaa Khilaafkaasi? Saamayn intee leeg Ayuuse Ku Yeelan Karaa Mustaqbalka Madaxweyne Biixi Iyo Aayaha Dambe Ee Xisbigiisa?FAALO.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Loollanka loogu jiro buuxinta xubnaha Hogaanka sar...
Monday, September 7, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|