|
Warar
-
Xogta Dahsoon; Mowqifka Isbahaysiga NATO Ee Khilaafka Turkiga Iyo Giriiga.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaafka udhexeeyay dalalka Giriiga Iyo Turkiga ayaa sii xoogaysanaya kaasi oo siyaabo kala duwan ay ula kala safteen dawladaha waawayn ee Yurub Iyo Maraykanku
Sidoo kale Isbahaysiga Naato ayaa la sh...
Monday, August 31, 2020
-
Aktar Caan Ahaa Oo Filimada Mareykanka Jili Jiray Oo Geeriyooday
Washington(Berberatoday.com)-Dalka Mareykanka, waxaa xalay ku geeriyooday Chadwick Boseman, oo ahaa aktarkii jilay filimka caanka noqday ee “Black Panther” ka ddib markii uu muddo afar sano ah la halgamayay xanuunka kansarka. ...
Sunday, August 30, 2020
-
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Go,aanka Kasoo Baxay Maxkamada Sare Iyo Lixda Goobood Ee Ka Xaniban Doorashooyinka Ee Waqooyiga Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga somaliland Cabdiqani Maxamuud caateeye ayaa ka hadlay go,aanka maxkamada sare ku laalayshay qodobkii hortaagnaa doorashooyinka ee saamiq qaybsiga isagoo wasiirku soo dh...
Sunday, August 30, 2020
-
Somaliland Oo Diidday Inay Dalkeeda Soo Galaan Odayaal Ka Socda Beelaha Hawiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Odayaal dhaqan oo ka soscday beelaha Hawiye, isla markaana uu hoggaaminayey Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa loo diiday maanta inay Somaliland soo galaan.
Odayaashan oo ku wajahnaa magaalada Hargeysa,...
Sunday, August 30, 2020
-
Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Soo Jeediyey In La Xakameeyo Tartanka Furan Ee Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland. H
Hargeysa(BErberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay tartanka iyo loolanka Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka, waxayna sheegtay in tartanku macaamiisha u fiican yahay, balse aanay raali ka ahayn tartan furan, isla-mark...
Sunday, August 30, 2020
-
Ugaaska Beelaha Samaroon Oo Ka Waramay Qaabkii Xukuumada Somaliland Ugu Diiday Inuu Soo Galo Xuduudka Somaliland
Jigjiga(Berberatoday.com)-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi ayaa idaacada bbcda uga waramay Qaabkii ay xukuumada somaliland ugu diiday in uu tago Magaalada boorama ee gobolka awdal kaasi oo xukuum...
Sunday, August 30, 2020
-
Maxkamadda Dastuuriga Ah Ee Jsl Oo Laashay Wax Ka Badalka Iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Garsoorka Xeer lr.24/2020.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay 27/08/2020 u fadhiisatay go’aan ka gaadhista cabashada Guddoomiyayaasha Maxkamaddaha Rafcaanada dalka JSL, taasi oo ay u soo gudbiyeen Maxka...
Sunday, August 30, 2020
-
Arsenal Oo Garaacday Liverpool, Kuna Guuleysatay Koobka FA Community Shield Markii 16aad
London(Berberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku guuleystay koobka FA Community Shield, kaddib markii ay rigooreyaal ku garaacday Liverpool.
Kabtan Pierre-Emerick Aubameyang ayaa goolka u daah-furay A...
Sunday, August 30, 2020
-
Isbedaleda Siyaasada Ee Geeska Africa Iyo Isku-ekaanshaha Taariikhda!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxa uu noqday oo uu Madaxwaynihii dawlada kumeelgaadhka ahayd ee Somalia mudane sheekh shariif u magacaabay Raisal wasaare dhamaadkii bishii oct 201...
Sunday, August 30, 2020
-
Xisbiga Wadani Oo Wasiiro Xukuumada Katirsan Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbeeyaan Celinta Ugaaska Beelaha Samaroon
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga wadani ayaa si adag uga hadlay ugaaska beelaha samaroon oo xukuumadu udiiday in uu imaado magaalada boorama
Sidoo kale xibsiga wadani ayaa wasiiro xukuumada madaxwa...
Saturday, August 29, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|