-
“60 Sano Ka Hor Geel La Iga Dhacay Ayaa Hadda La Ii Soo Celiyay..”Cabaas Cilmi Maxamed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabaas Cilmi Maxamed oo ku nool magaalada Mandheera ee Kenya, oo BBC-da wereysi siiyay, ayaa sheegaya in geel muddo dheer ka hor laga dhacay hadda dib loogu soo celiyay.
“Qoyska isoo celiyay geela w...
Saturday, August 29, 2020
-
Wasiirka Cadaaladda Oo Saxeexii Ka Hakiyey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Iyo Qoraallo Isku Lid Ah Oo Ay U Gudbiyeen Madaxweynaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib khilaaf soo...
Saturday, August 29, 2020
-
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Fadliga Bisha Muxaram Iyo Soonka Maalinka Caashuura.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh cadiraxmaan dheere oo saaladii jimce ee maanta khudbad jeediyay ayaa ka hadlay fadliga bisha muxaram iyo soonka maalinta cashuura
https://youtu.be/fKQpTRzKimA
&...
Saturday, August 29, 2020
-
Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Shaaciyey Inaanay Ku Qanacsanayn Go’aanka Maxkamadda Sare Ka Soosaartay Doorashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadjir Jibriil Tukaale oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somalilad ee soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa sheegay in aanay sinaba u ogolaan doonin go’aanka Maxkamadda sare ee ku saa...
Saturday, August 29, 2020
-
“Ugaasku Madaxwaynaha Inuu Soo Maray Ahayd”Ex Wasiir Maxamed Mixile.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul dawlihii hore ee wasaarada arimaha dibada xukuumada axmed siilaanyo maxamed mixile boqore ayaa ka hadlay amarka xukuumadu dalka kaga joojisay Ugaaska guud ee beelaha samaroon oo maalintii shal...
Saturday, August 29, 2020
-
Xogta Dahsoon;Faransiiska Oo Giriiga La Saftay Iyo Turkiga Oo Dagaal Go’aansaday!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada faransiiska ayaa la sheegay in ay sitoos ah ula safatay dalka Giriiga oo khilaaf culus udhexeeyo dalka turkiga ‘
Sidoo kale dawlada Turkiga ayaa go,aansatay dagaal dhan ah dawlada giriiga ka...
Saturday, August 29, 2020
-
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Maanta La Horkeenay Xeerka Doorashooyinka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudanayaasha golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta loo qaybiyey xeerka guud ee doorashooyinka qaranka iyo diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha ee xeer Lambar 90/2020.
Iyada oo uu fadhigaas shir gudoomin...
Saturday, August 29, 2020
-
Abwaan Xasan Dhuxul Oo Madal Kusoo Bandhigay Maansada Baraarug Iyo Nuxurka Ay Xanbaarsan Tahay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax oo kamid Abwaanada Dhalinyarada ah ee Somaliland ayaa maanso cusub Oo uu ka tiriyay Waaqica ka jira Somaliland kusoo bandhigay madal kulmisay haldoorka bulshada Somaliland ...
Saturday, August 29, 2020
-
Tacsi Tiiraanyo Leh Alle Ha Unaxariisto Oday MARXUUM CABDILLAHI MOHAMED XUSEEN OO LOO YAQAANAY LIBAAX Oo Dalka Imaaraatka Carabta Ku Geeriyooday
INAA LIHAAH WA INAA ILAAHAY RAAJUCUUN……..
Geeridu waa xaq, waanay kala xanuun badan tahay. Reer Imaaraad waxay dareemayaa naxdin aad u daran oo ku saabsan Geerida naxdinta leh ee MARXUUM CABDILLAHI MOHAMED XUSEEN ...
Friday, August 28, 2020
-
Raisul Wasaarihii Hore Ee Dawlada Xamar Xasan Cali Khayre Oo Laga Hor Istaagay Inuu Ka Dhoofo Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlayey munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in weli dowladda Soomaaliya ay wado tacadiyada ay ku heyso siyaasiyiinta iyo mas’uu...
Friday, August 28, 2020
« Previous Page — Next Page »