-
Xukuumadda Somaliland Oo Hirgelisay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland ayaa hirgalisey Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.
Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli She...
Friday, August 28, 2020
-
Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal, Sheegay In Ay Madaxwaynaha Isku Ogaayeen In Lasoo Dhaweeyo Ugaaska.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe aya ka hadlay talaabada xukuumada somaliland in uu gobolka awdal soo gal ugaaska beelaha samaroon udiiday
Sidoo kale eng faysa ayaa sheegay in ay mad...
Friday, August 28, 2020
-
Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saaray Codsigii Madaxwaynaha Somaliland Ugudbiyay Ee Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiilada.
Hargeysa(Berberatoday.com)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maxkamada Sare ee dalka u gudbiyey qoraal ku taariikhaysnaa 12/08/2020 oo summadiisu ahayd JSL/XM/MS/100-545/08/2020, kaas oo ujeedad...
Friday, August 28, 2020
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uhor Joogsadeen Imaatinka Ugaaska Beelaha Samaroon.
Borama(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka awdal Tiinbaro ayaa ka hadlay rabshado maanta dhacay deegaanka goroyo cawl ee duleedka magaalada boorama kuwaasi oo uu ku dhaawacmay hal qof
Sidoo kale badhasaabka gobolka awdal ayaa...
Friday, August 28, 2020
-
Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegay In Ay Jiraan Dugsiyo Dhiga Buugaag Aan Diinta Islaamka Iyo Dhaqanka Waafaqsanayn+ Talaabada Ay Ka Qaadayaan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa shaaciyay in ay jiraan dugsiyo dhiga buugaag manhajka iyo diinta islaamka iyo dhaqan waafaqsanayn dhiga
Sidoo kale wa...
Friday, August 28, 2020
-
ITOOBIYA: Bukaanno Buux-dhaafiyay Xarunta Lagu Dabiibo Dadka Qaba Covid-19
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Saraakiisha xarunta ugu wayn ee lagu dabiibo dadka uu soo ritay feyriska Corona ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ay sheegeen in xaruntaasi ay buuxsamayso sababa la xidhiidha kiisaska fayraska karona oo sa...
Thursday, August 27, 2020
-
Maxkamada Gobolka Banaadir Ee Somaliya Oo Xukuntay Masuuliyiin Lunsaday Lacagtii Covid19 Iyo Kuwo Kaloo Xatooyo Hantid Dawladeed Loo Haystay”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobolka Banaadir Ee Somaliya Oo Xukuntay Masuuliyiin Lunsaday Lacagtii Covid19 Iyo Kuwo Kaloo Xatooyo Hantid Dawladeed Loo Haystay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/aQMbscEw2WI?t=27
...
Thursday, August 27, 2020
-
Xukumada Somaliland Deeq Gaadhsiisay Bulshada Ku Dhaqan Degmada Laasgeel Oo Dhawaan roob Dabeylo Wataa Khasaare Balaadhan Gaadhsiiyay Guryohoodii”Daawo Muuqal
Laasgeel(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Deeq Gaadhsiisay Bulshada Ku Dhaqan Degmada Laasgeel Oo Dhawaan roob Dabeylo Wataa Khasaare Balaadhan Gaadhsiiyay Guryohoodii"Daawo Muuqal
https://youtu.be/IS5aauAVtbE?t=51
&nbs...
Thursday, August 27, 2020
-
”Cabsi Galin Ayey Aheyd, Waxii Saaka Laygu Yeedhay …”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Cabsi Galin Ayey Aheyd, Waxii Saaka Laygu Yeedhay …”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun"Daawo Muuqal
https://youtu.be/6mXl08CVNOc
Berbera...
Thursday, August 27, 2020
-
Xildhibaan Ku Eedeeyay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Ah Inay U Dhaqmaan Sida Laba Wasiir Oo Xukuumadda Ka Mid Ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada ayaa dhaliil xooggan u jeediyey Hoggaanka sare ee xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID.
Xildhibaanku wuxuu sheega...
Thursday, August 27, 2020
« Previous Page — Next Page »