Warbaahinta Hong Kong Oo Faalleysay Cilaaqaadka Somaliland Iyo Taiwan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsidaha South China Morning Post oo laga leeyahay Hong Kong, ayaa daabacday warbixin uu kaga hadlay Cilaaqaadka saaxiibtinimo ee dalalka Spmaliland iyo Taiwan, kaasi oo ciwaan uu uga dhigay “Sidee ay...