Philippe Coutinho Oo Heshiis Shaqsiya La Galay Kooxda Arsenal
London(Berberatoday.com)-Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis shaqsi ah la gaartay Philippe Coutinho, taasoo ka dhigeysa inuu u dhaqaaqayo garoonka Emirates xagaagan.
Xiddiga xulka qaranka Brazil ay...