Markab Dagaal Oo Ay Iiraan Leeedahay Oo Si Aan Ulakac Ahayn Loo Burburiyay
Tehran(Berberatoday.com)-Dhacdo si aan ula kac ahayn u dhex martay ciidamada badda ee Iiraan ayaa waxaa ku dhintay mid ka mid ah bad-maaxiinta dalkaasi.
Sida uu baahiyay Telefishinka Iran mid ka mid ah maraakiibta dagaalka Iran...