Madaxweynihii U Horeeyey Oo Ugeeriyooday Cudurka Coronavirus
Paris(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee dalka Congo, Jacques Joaquim Yhombi-Opango ayaa ku dhintay magaalada Paris kaddib markii uu ku dhacay cudurka dilaaga ah ee Corona.
Madaxweynaha geeriyooday ayaa la sheegay inay da,...
Muqdisho: Bukaan Laga Helay Cudurka Coronavirus Oo Kasoo Bogsaday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hal bukaan oo laga helay cudurka ‘COVID-19’ ee Soomaaliya ayaa soo kabsaday oo qarka u saaran in lagasii daayo isbitaal lagu karantiilay oo kuyaala magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay wasaaradda Caa...