Xuutiyiinta Yemen Oo Gantaalo Ku Weeraray Qasriga Boqortooyada Sacuudiga
Yemen(Berberatoday.com)-Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta gudaha dalka Yemen, ayaa sheegatay Mas’uuliyadda weerar Gantaalo ah oo lagu garaacday gudaha dalka Sacuudiga.
Kooxdaan ayaa sheegatay inay Gantaalo ku garaacday guda...
Monday, March 30, 2020
Wariye Ka Tirsanaan Jiray BBC Oo U Dhintay Coronavirus
Geerida wariye horay uga tirsanaa idaacadda BBC-da “ayaa taabatay qalbiyada dad badan”, sida ay sheegtay saaxiibaddiis.
John Hood, oo 66 jir ahaa ayaa aad loogu aqoon jiray barnaamijya Raadiyada BBC-da ee Suffolk, ka ...