-
Muxuu Ka Yidhi Madaxwaynaha Somaliland Hadalhaynta Imaanshaha Farmaajo Ee Hargeysa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muxuu Ka Yidhi Madaxwaynaha Somaliland Hadalhaynta Imaanshaha Farmaajo Ee Hargeysa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/LvIsI3j8PKo?t=151
Berberatoday.com...
Tuesday, February 18, 2020
-
Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Sidee Bay U Arkaan In La Furo Ururadii Siyaasada Waxa Ka Jawaabay Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Xoghaye Cabdinasir Qodax”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Sidee Bay U Arkaan In La Furo Ururadii Siyaasada Waxa Ka Jawaabay Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Xoghaye Cabdinasir Qodax"Daawo Muuqal
https://youtu.be/P9qh8...
Tuesday, February 18, 2020
-
Buuhoodle Oo Xaalad Dhaqdhaqaaq Ciidan Oo Laga Dareemayo Iyo Ciidamo Qaranka Somaliland Katirsan Oo Ku Ruqaansaday Caroweyn
Warbixin Xaalada Buuhoodle.
Wararka naga soo gaadhay Deegaanka yeyle ee Gobolka sool ayaa sheegaya in Halkaasi ay soo gaadheen Ciidamo katiran somaliland oo ka Amar Qaatay Taliye Mahad Canbaaye Waxaana Wararku ay sheegaan in ku...
Tuesday, February 18, 2020
-
“Mar Hadii Xisbiyadii Qaranku Ku Fashilmeen Inay Ka Heshiiyaan Arinta Komishanka Oo Ah Doorashadu Haynoo Qabsoonto Waxa Kaliya Ee Inoo Furan Ee Doorashadu Ku Qabsoomaysaa Waa in Xisbiyadii La Furaa”Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Mar Hadii Xisbiyadii Qaranku Ku Fashilmeen Inay Ka Heshiiyaan Arinta Komishanka Oo Ah Doorashadu Haynoo Qabsoonto Waxa Kaliya Ee Inoo Furan Ee Doorashadu Ku Qabsoomaysaa Waa in Xisbiyadii La Furaa"Madax...
Tuesday, February 18, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Khudbad Sanadeedii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waxay ka Yidhaahdeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Khudbad Sanadeedii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waxay ka Yidhaahdeen
https://youtu.be/eSn24JfqlPo?t=203
...
Tuesday, February 18, 2020
-
Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Kufsi Iyo Dil Ugeystay Gabadh Yar Gobolka Awdal
Awdal(Berberatoday.com)-Booliiska Somaliland ayaa manta ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan eedeysane dembi kufsi iyo dil u geystay gabadh da’deeda ahayd 15 jir, deegaanka Lughaye Ee gobolka Awdal.
Sida illo lagu ka...
Tuesday, February 18, 2020
-
Raysal-Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Soo Bandhigay Khariirad Halis Ku Ah Somaliland!
Addis Ababa(Berberatoday.com0-Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa barta uu kuleeyahay twiter ku baahiyay khariirad daeeno kala duwan abuurtay taasi oo gabi ahaanba meesha ka saartay gayiga Somaliland taasi oo muujisanay khariirad...
Tuesday, February 18, 2020
-
Ciidamada Qaranka Somaliland oo Kusii Jeedaa Magaalada Buuhoodle.
Buuhoodle(Berberatoday.com)-Warar aan ka helayno magaalada buuhoodle iyo nawaaxigeeda ayaa sheegaya in Dhaqdhaqaaq ciidan uu ka jiro deegaanadaas.
Cutubyo katirsan ciidanka somaliland ayaa xalay ilaa saaka kusii qulqulayay deeg...
Tuesday, February 18, 2020
-
Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Gaadhay Jiidaha Hore Ee Ay Ku Sugan Yihiin Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Tukaraq(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani oo safar shaqo ku maraya jiidaha hore ciidanka qaranka Somaliland, gaar ahaan degaanka Tukaraq iyo fadhiisimo kala duw...
Tuesday, February 18, 2020
-
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Faarax.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madawaynaha dalka jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa qasriga madaxtooyada dalka jabuuti ku qaabilay Orodyahanka caanka ee U orda Boqortooyada Dalka Ingiriiska Mo faarax oo socdaal ku jooga dalka jabuuti.
...
Tuesday, February 18, 2020
« Previous Page — Next Page »