-
”Madaxweynuhu Been Ayuu Ka Sheegay Arrinta Dhaqaalaha”Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Khaadar Xuseen Cabdi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-'Madaxweynuhu Been Ayuu Ka Sheegay Arrinta Dhaqaalaha''Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Khaadar Xuseen Cabdi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ShGs44HNl3Y
Berbe...
Wednesday, February 19, 2020
-
Dagaal Gacan Ka Hadal Oo Dhex Maray Wasiirka Warfaafinta Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka laga helayo wasaarada warfaafinta jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegya in Dagaal gacan ka Hadal ahi goor dhaweyd La sheegay in uu dhex maray wasiirka warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud ...
Wednesday, February 19, 2020
-
Wafti Wasiirka Maaliyada Itoobiya Hogaaminayo Oo Soo Gaadhay Casimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda+Shir Albaabadu Uxidhan Yihiin Ay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti balaadhan oo ka socda dawlada fadaraalka itoobiya ayaa maanta soo gaadhay caasimada hargaysa kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal,
Waftigan ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka wasaarada maa...
Wednesday, February 19, 2020
-
Cabdiraxmaan Ciro Oo Gudoomiye Cusub Usoo Magacaabay Gobolka Saaxil
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Ciro ayaa Gudoomiyaha Xisbigiisa usoo Magacaabay Maxamed Aadan Jirde oo Xisbigaas mudo dheer katirsanaa.
Halkan Hoose Ka Akhri Warqada Magac...
Wednesday, February 19, 2020
-
“Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada”Muj Abees.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Aadan Cismaan (Abees) oo kamid ah mujaahidiin usoo halgamay madaxbanaanida somaliland ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in madaxwaynaha somaliya oo uu weheliyo raysal wasaaraha...
Wednesday, February 19, 2020
-
“Waxaan Madaxweynaha ku Bogaadinaya Furista Xisbiyada Iyo u Quus-goynta Maamulka Farmaajo”.Gud. Xisbiga Kulmiye Ee Canada.
Toronto(Berberatoday.com)-Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan shacabka reer Soomaaliland gaar ahaan Madaxweynaha jamhuuriyadda S/land Mudane Muuse bixi Cabdi qudbadii uu ka jeediyey labada gole maanta ee taariikhda gash...
Wednesday, February 19, 2020
-
“Madaxweyne Muuse Biixi looga biqi-maayo Qadiyada Somaliland, Waayo?. Sodon jir ayuu ugu Dagaalamay, Wanan ku Bogaadinaya Furista Ururadda iyo Iib-geynta Qadiyada S/land”. Gudoomiyihii hore ee Wajaale, Aadan Shiine Uk
Uk(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Muj. Aadan Shiine, ayaa si mug iyo miisaan-leh Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi, ku boggaadiyey khudbad sanadeedkiisi dastuuriga ahaa ee u Jeediyey lab...
Tuesday, February 18, 2020
-
Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Somaliya Oo farmaajo Ku Eedeeyay In Agtiisa Ay fadhiyaa Kuwii Xasuuqa Shacabkka Somaliland Ugaystay.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo katirsan baarlamaanka Somaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal dhawaan uu madaxwayne farmaajo ku sheegay in uu raali galin ka bixinayo dabiyadii dawladii siyaad ...
Tuesday, February 18, 2020
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdilaahi Gaax Nuug Oo Shacabka Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aanay Cida Ku Halaynin Ilaalinta Qarannimadooda!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Gaax Nuug oo kamid Ah Shakhsiyaad rug cadaaga ah ee mudada dheer kusoo jiray siyaasada somalida kana mid ahaa xildhibaanadii 1969 laga doortay hargaysa ayaa si kulul uga hadlay damaca ...
Tuesday, February 18, 2020
-
Wasiirka Warfaafinta Oo Saxeexii Shidaalka Ka Joojiyey Agaasimihii Guud Ee Wasaaradaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koorre, ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi ka joojiyay in uu saxeexo shidaalka Wasaaradda, isagoo ku wareejiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaasi.
&nbs...
Tuesday, February 18, 2020
« Previous Page — Next Page »