-
Magacyada Saddex Qof Oo Al-shabaab Goob Fagaare Ah Ku Dishay.
Hiiraan(Berberatoday.com)-Kooxda Al-shabaab ayaa Meel fagaare ah ku dilay Saddex Qof oo ay sheegeen in Maxkamadi ku xukuntay in la qisaaso.
Fagaare ku yaalla degmada Buq Aqabla ee gobolka Hiiraan ee badhtamaha dalka Soomaal...
Sunday, January 5, 2020
-
Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Ugu Baaqay Inay Ka Baxaan Ciraaq
Baqdaad(Berberatoday.com)-Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa ku booriday dhammaan muwaadiniinteeda inay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan dalka Ciraaq.
Talaabadan ayaa timid ka dib markii Maray...
Sunday, January 5, 2020
-
Saldhigyo Ciidan Iyo Xarumo Uu Mareynku Ku Leeyahay Dalka Ciraaq Oo Gantaalo Lagu Weeraray
Baghdad(Berberatoday.com)-Maqribnimadii caawa waxa weerar lagu qaaday meesha loo yaqaano Aaga Cagaaran iyo Saldhigyo Ciidan oo Maraykanku Ciraaq ku leeyahay;
Waxa Gantaalo lagu garaacay Aagga Cagaaran ee ay kutalo Safaarada Mar...
Sunday, January 5, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Warfaafinta Saleeban Cali Koore Oo Ka Hadlay Dacwada La Sheegay In Laga Gudbiyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Warfaafinta Saleeban Cali Koore Oo Ka Hadlay Dacwada La Sheegay In Laga Gudbiyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
https://youtu.be/ViiEjx2x-J8?t=3
...
Sunday, January 5, 2020
-
Daawo Muuqalka”Sidii Ay Xukumada Somaliland Ula Wareegtay Jabhaddii Caarre Iyo Tiknikadoodii
Tabco(Berberatoday.com)-Dowladda Somaliland, ayaa si rasmi ah Jimcihii maanta ula wareegtay inta badan Jabhaddii hubaysnayd Dulmi-diid la baxday oo uu hoggaaminayey Kornayl Siciid Cawil Jaamac (Caarre), oo isagu Khamiistii Guddiga...
Saturday, January 4, 2020
-
Baanka Itoobiya Oo Doonaya Inuu Somaliland Xarun Ka Furto Iyo Walaaca Ay Ka Qabaan Caqabada Aqoonsi La’aanta Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baanka dhexe ee Itoobiya (CBE), ayaa doonaya inuu xarun ka furto Somaliland, waxase uu ka walaacsanyahay caqabada aqoonsi la’aanta Somaliland.
Wargeyska The Ethiopian Herald ee ku hadla afka dawladd...
Saturday, January 4, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland Oo Kawar Bixiyay Ahmiyada Iyo Doorkay Ciidamada Qaranku Ku Leeyihiin Xasilinta Amniga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland Oo Kawar Bixiyay Ahmiyada Iyo Doorkay Ciidamada Qaranku Ku Leeyihiin Xasilinta Amniga
https://youtu.be/xSbDWOIdemc?t=70
...
Saturday, January 4, 2020
-
Daawo Muuqalka”Haweenay Katirsan Baarlamaanka Xamar Oo Si Adag Uga Digtay Inay Dawlada Farmaajo Dhibaatayso Somaliland
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haweenay Katirsan Baarlamaanka Xamar Oo Si Adag Uga Digtay Inay Dawlada Farmaajo Dhibaatayso Somaliland
https://youtu.be/lkGepweFVSk?t=89
Berb...
Saturday, January 4, 2020
-
Daawo Muuqalka”Kelmadii Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadu Ka Yidhi Furitaankii Iskuulka Farsamada Gacanta Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kelmadii Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadu Ka Yidhi Furitaankii Iskuulka Farsamada Gacanta Berbera
https://youtu.be/WT6RsghSiqs
Berbera...
Saturday, January 4, 2020
-
“Qofkii Gardarro Loo Dilay Qiyaamaha Ayuu Ilaahay Agtiisa Ku Sugayaa, Qofkii Dilay”Sheekh Dirir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ummada uga digay inaan qofka muslimka ah daadinta dhiigiisa lagaga qeybqaadan qowl, ficil, maal iyo fikir midnaba.
Khudbadii Jimcaha maanta oo Sheekh Maxamed ku soo ...
Saturday, January 4, 2020
« Previous Page — Next Page »