-
Iran Iyo Xisbullah Oo Ku Hanjabay Aargudasho Darran
Tehran(Berberatoday.com)-Iran ayaa ku hanjabtay “aargudasho darran”, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka mid ka mid ahaa taliyayaasheedii sare, Jeneral Qasem Soleimani.
...
Saturday, January 4, 2020
-
Madaxweyne Trump Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Weerarkii Lagu Dilay Jeneraal Qaasim
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka markii ugu horreysay kaga hadlay duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay Jeneraal Qaasim Sulaymani oo ahaa madaxa cutub kamid ah c...
Saturday, January 4, 2020
-
Faysal Cali Waraabe Oo Axadda Beri Imanaya Hargeysa Iyo Dacwada Maxkamadda U Taala
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa la filayaa inuu Axadda beri ka soo dego madaarka Cigaal ee Hargeysa, oo uu ka soo laaban doono safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Guddoomiye F...
Saturday, January 4, 2020
-
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Doonyo Sharci Darro Kaga Kaluumaysanayay Bada Somaliland.
Saylac(Berberatoday.com)-Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ee gobolka salal ayaa gacanta kusoo dhigay doono sifo sharci daro ah kaga kaluumaysanayay biyaha badda Somaliland kuwaasi oo ka koobaan shan doonyood oo nooca kaluumay...
Saturday, January 4, 2020
-
Dawlada Iran Iyo Ururka Xisbulah Oo Si Adag Uga Jawaabay Dilkii Maraykanku kula kacay Taliyihii Ciidanka Iran Ee Bariga Dhexe.
Tehran(Berberatoday.com)-Dawlada maraykanka ayaa weerar ku dishay taliyihii ciidanka ilaalanka kacaanka Iiraan Ee bariga dhexe oo lagu dilay dalka Iraaq.
Dawlada Iiraan iyo hogaamiyaha Ururka Xisbulah ayaa si adag uga jawaa...
Saturday, January 4, 2020
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdilaahi Dahab Oo Usacabo Tumay Heshiiska Xukumada Iyo Jabhada Caare
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasi Cabdilaahi Dahab Oo Usacabo Tumay Heshiiska Xukumada Iyo Jabhada Caare
https://youtu.be/2PZ3CKjtycM?t=5
Berberatod...
Saturday, January 4, 2020
-
Wiil Somaliya Aabihii Oo Lug Iyo Gacan La’a Ku Dilay Dalka Jarmalka
Baarliin(Berberatoday.com)-Wiil Soomaali ah ayaa aabihiisa waxaa uu ku dilay dalka Jarmalka gaar ahaan magaalada Hamburg.
Wiil Soomaaliyeed oo 17 sanno jir ah ayaa Toorey u adeegsaday dilka Aabihiis oo 57 sano jir ahaa sida ay ...
Friday, January 3, 2020
-
Gool Haye Alison Becker Iyo Roberto Firmino Oo Ku Guulaystay Xiddigaha Ugu Fiican Dalka Brazil
Rio Dejinero(Berberatoday.com)-Goolhayaha kooxda Liverpool ee Alisson Becker ayaa ku guuleystay abaal-marinta Samba d’Or Award ee ciyaartoyga ugu fiican laacibiinta u dhashay waddanka Brazil, waxaana kaalinta labaad galay Robert...
Friday, January 3, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Oday Saleeban Cumar Kujoog Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Iskuulka frsamada Gacanta Berbera Iyo Dadkii Gacanta Ka Geystay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Oday Saleeban Cumar Kujoog Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Iskuulka frsamada Gacanta Berbera Iyo Dadkii Gacanta Ka Geystay
https://youtu.be/DJ5k8k8z...
Friday, January 3, 2020
-
Ilmihii Ugu Horeeyay Sannadka 2020 Ee Ku Dhasha Toronto Oo Noqday Reer Somaliland
Toronto(Berberatoday.com)-Ilmihii ugu horeeyay ee ku dhasha sanadka cusub ee lagalay Magaalada Toronto
ayaa noqday Ilmo Soomaliya oo abihii layidhaa Deeq Moxamed, waxaana ilmaha yar loo bixiyay Amiir Deeq Mohammed.
...
Friday, January 3, 2020
« Previous Page — Next Page »