Baarlamanka Turkiga Oo Ansixiyey In Ciidamo La Geeyo Libya
Baarlamanka Turkiga ayaa maanta ansixiyey sharci ogolaanaya
in xukuumadda ay ciidamo gayso dalka Libya, si ay u taageeraan dowladda QM ay taageerto ee Tripoli.
Dowladda Tripoli ayaa tan iyo bishii April wajahaysay weeraro joog...