-
Wadamada Faransiiska Iyo Masar Oo Ka Hadlay Ciidanka Turkiga Udaabulayo Dalka Liibiya
Tripoli(Berberatoday.com)-Hogaamiyeyaasha Faransiiska iyo Masar oo taageero u ah Janaraalka Mucaaradka ah ee ku sugan Bariga Liibiya ayaa ku baaqay in laga dheeraado waxwaliba oo keeni kara dagaal sokeeye lagana shaqeeyo Xasilooni...
Tuesday, December 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Maxamed Saciid BK Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Hadal Uu Madal London Kutaala Uu Ka Yidhi Oo Bulshada Somaliya Ka Xumaadeen
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanka Maxamed Saciid BK Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Hadal Uu Madal London Kutaala Uu Ka Yidhi Oo Bulshada Somaliya Ka Xumaadeen
https://youtu.be/d4NkQvWtJS8?t=111
...
Tuesday, December 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Oo Dalka Dibada Uga Dhoofay Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada guddoomiye xisbi Mucaarad ee Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Faysal Cali Waraabe ayaa dalka ka dhoofay.
Socdaalka labada guddoomiye mucaarad oo kala duwan ayay war...
Tuesday, December 31, 2019
-
“Odayaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Xaga Ramaax Oo Maalmihii Udanbeeyay Arinkaas Igala Hadlaayay Waxan Gartay Anigu Wixii Dhinacayga Ah Inaan Saamaxo Imika Laga Bilaabo Warqadna Waan Qoray”Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Odayaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Xaga Ramaax Oo Maalmihii Udanbeeyay Arinkaas Igala Hadlaayay Waxan Gartay Anigu Wixii Dhinacayga Ah Inaan Saamaxo Imika Laga Bilaabo Warqadna Waan Qoray"Gudoomiyaha Gola...
Monday, December 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shirweynihii Afraad Beelaha Ciise Muuse Oo Ka Furmay London Iyo Qodobada Laga Soo Saaray
London(Berberatoday.com)-shirweynihani beelaha Ciise Muuse uga furay cariga Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London ayaa noqonaya shirweynihii afraad ee beeshu kuyeelato dalka debediisa kaas oo loogu magac daray Kulan Global 4 waxa...
Monday, December 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Cusbitaalka Gargaar Ee Hargeysa Oo Markii Uhoreysay Sameeyay Qaliin Dhinaca Wadnaha Ah Oo Ku Cusub Cisbataalada Somalida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cusbitaalka Gargaar Ee Hargeysa Oo Markii Uhoreysay Sameeyay Qaliin Dhinaca Wadnaha Ah Oo Ku Cusub Cisbataalada Somalida
https://youtu.be/q-fquxY2Wuw?t=191
...
Monday, December 30, 2019
-
Nigeria”Koox Islaamiyiin Ah Oo Gawracay 11 Qof Oo Kiristaan Ah
Nigeria(Berberatoday.com)-Kooxo Mitidiin ah oo xidhiidh la leh Daacish ayaa baahiyey Muuqaal ama Fiidiyoow ay ku sheegayaan inay gawraceen 11 Qof oo kiristaan ah.
Weerarka lagu laayey dadka Kiristaanka ah ayaa ka dhacay Waqooyi...
Monday, December 30, 2019
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maalintii Labaad Jooga Xarunta Gobolka Salel Ee Saylac Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Saylac(Berberatoday.com)-Waftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ee ku sugnaa Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salel islamarkaana kormeeray ...
Monday, December 30, 2019
-
Somaliya”Wasaaradda Caafimaadka oo Soo Saartay Tira-koobka Dadkii Ku Dhintay iyo inta Ku Waxyeelloobay Qarixii Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, ayaa warbixin ay soo saartay ku tiro-koobtay khasaaraha guud ee dhimasho iyo dhaawaca ee ka dhashay qaraxii shalay ka dhacay Ex-Control Afgooye.
Warbixinta ayaa ...
Monday, December 30, 2019
-
“Shacabka Somaliland Waxaanu Leenahayn Awal Waxa La Odhan Jiray Nabad Galiyadiina Ilaashada Imikase Waxanu Idin Leenahay Baloodhadiina Iyo Beerihiina Ilaashada”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac batuun”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Shacabka Somaliland Waxaanu Leenahayn Awal Waxa La Odhan Jiray Nabad Galiyadiina Ilaashada Imikase Waxanu Idin Leenahay Baloodhadiina Iyo Beerihiina Ilaashada"Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac b...
Monday, December 30, 2019
« Previous Page — Next Page »