-
Beelkamida Beelaha Dega Gobolka Sanaag Oo Cabasho Ka Muujiyay Saami Qaybsiga Xukuumada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madadhaqameedka iyo waxgaradka beesha habar magaadle oo kamid ah beelaha gobolka sanaag ayaa cabasho wayn ka muujiyay sida ay gabi ahaanba uga madhan yihiin xilalka qaranka ee xukuumada madaxwayne biixi....
Monday, December 30, 2019
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sedex Arday Oo Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Deegaano Katirsan Gobolka Badhan.
Badhan(Berberatoday.com)–Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Md. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa ka hadlay saddex Arday oo uu sheegay in lagu dhaawacay deegaanka Middi-gale oo ka tirsan Gobolka Badhan.
...
Monday, December 30, 2019
-
Ma Run Baa In Qoyska Madaxweyne Biixi Ay Cabasho Ka Dhan Ah Faysal Cali Waraabe U Gudbiyeen Hay’adaha Sharciga ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eeddo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe dhawaan u jeediyay oo nuxurkoodu ahaa in Madaxweyne Biixi uu...
Monday, December 30, 2019
-
Daawo Oo Dib U Milicso Eedihii Madaxweyne Muuse Biixi U Jeedin Jiray Cirro Iyo Eedaha Hada Loo Xidhay Siyaasi Ramaax Cali Hayste
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Oo Dib U Milicso Eedihii Madaxweyne Muuse Biixi U Jeedin Jiray Cirro Iyo Eedaha Hada Loo Xidhay Siyaasi Ramaax Cali Hayste
https://youtu.be/FvHuqM59TH0?t=125
&nb...
Sunday, December 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Deeganka Katirsan Badhan Lagu Weeraray
Badhan(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Deeganka Katirsan Badhan Lagu Weeraray
https://youtu.be/UGF-ixiQJAo?t=81
Berberatoday.com...
Sunday, December 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Salel.
Saylac(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo wafti uu hogaaminayao ayaa gaadhey magaaladda Saylac ee xarunta gobolka Selel.
Madaxweyne ku xigeen...
Sunday, December 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dadwaynaha Fiqi Ayuub Oo Mudaharaad Kala Hortagay Shirkad Ajaanib Ah Oo Macdan Ka Guranaysa Deegaanka Iyo fariinta Ay Udireen
Fiqi Ayub(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka fiqi ayuub oo katirsan gobolka togdheer ayaa mudoharaad kala horyimid shirkad ajaaniba oo wasaarada macdanta iyo tamartu u ogalaatay in ay deegaanka macdan ka baadho.
D...
Sunday, December 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Iyo Musharixiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Cambeeyay Xadhiga Siyaasi Ramaax Cali Hayste
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Iyo Musharixiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Cambeeyay Xadhiga Siyaasi Ramaax Cali Hayste
https://youtu.be/HNEitpGXbxw
&nb...
Sunday, December 29, 2019
-
Gudoomiye Ciro Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Dhintay Qaraxii Shalay Moqdisho Ka Dhacay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintey weerarkii khasaaraha badan geystay ee shalay ka dhacay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muq...
Sunday, December 29, 2019
-
“Muqdisho Way Ka Baxaysaa Qaraxa Iyo Dhibaatada Hadday Somaliland Sii Dayso ”Fanaanka Maxamed Siciid BK Oo Hadal Gafa Ku Hadlay”Daawo Muuqal
London(Berberatoday.com)-“Muqdisho Way Ka Baxaysaa Qaraxa Iyo Dhibaatada Hadday Somaliland Sii Dayso ”Fanaanka Maxamed Siciid BK Oo Hadal Gafa Ku Hadlay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/nXoet9PKcoE?t=1
&...
Sunday, December 29, 2019
« Previous Page — Next Page »