-
“Shacabka Xaafada Moosko Dagan Waxan Usheegayaa Inaan Cidina Ka Saareyn Guryahooda Balse Loo Dayactirayo Loona Qurxinayo”Mayar Cabdishakur Cidin”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Shacabka Xaafada Moosko Dagan Waxan Usheegayaa Inaan Cidina Ka Saareyn Guryahooda Balse Loo Dayactirayo Loona Qurxinayo"Mayar Cabdishakur Cidin"Daawo Muuqal
https://youtu.be/noK617Xyvpo
&...
Wednesday, December 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hantidhawraha Guud Oo Furay Kulan lagu Ansixinayey Hagaha Baadhisaha Maaliyadeed Ee Qaranka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan Hawleed lagu ansixinayey hagaha baadhisaha maaliyadeed ee xafiiska hantidhawrka guud ee qaranka somaliland ayaa maanta lagu daahfuray Hotel maansoor ee magaalada hargeisa,
Kulankan oo uu Daa...
Wednesday, December 11, 2019
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shir Ay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya Ku Wada Yeeheen Magaalada Diri Dhaba.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland Sareeyo Gaas Nuux Ismaaciil taani ayaa faah faahin ka bixiyay shir arimaha abniga khuseeya oo saraakiisha ciidamada itoobiya ay kuwada yeesheen magaalada Diri dhaba e...
Wednesday, December 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Iyo Hawla Wadeenada Dawlada Hoose Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dayctir Iyo Dhireyn Ay Ka Sameeyeen Xaafada Moosko
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Iyo Hawla Wadeenada Dawlada Hoose Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dayctir Iyo Dhireyn Ay Ka Sameeyeen Xaafada Moosko
https://youtu.be/IfivtNRQvwU
...
Wednesday, December 11, 2019
-
Al Shabaab Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Ay Qaadeen Huteelka SYL Ee Magaalada Muqdisho.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Weeraro iskugu jira qarax iyo kooxo hubaysan oo dagaalamaya ayaa caawa fiidkii lagu qaaday Huteelka SYL Ee magaalada muqdisho kaasi oo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba sobobay.
Sidoo kale w...
Wednesday, December 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waxa Kala Qabsaday Xoghayaha Xisbiga Wadani Iyo Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Madal Ku Kulmay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad laga hadlayay arimaha xuquuqal insaanka Somaliland ayaa waxaa hadal kulul isku waydaarsaday xoghayaha xisbiga wadani oo eedo ujeediyay xukuumada
Wasiiro xukuumada katirsan ayaa jawaab kulul...
Wednesday, December 11, 2019
-
Wariye Bishaaro Baande Oo Warbixin Xasaasiya Ka Diyaarisay Madaxtooyada Somaliland Iyo Tirada Mashaariicda Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi Lagu Naas Nuujiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye Bishaaro Baande oo kamid ah Hablaha wariyayaasha ah ee Reer Somaliland ayaa warbixin xasaasiya ka diyaarisay madaxtooyada Somaliland iyo sida qabaa,ilka reer Somaliland ukala heleen mansabyada qas...
Wednesday, December 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wakiilka Somaliland Ee Dalka Uk Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Birmingham.
London(Berberatoday.com)-Safiirka dhawaan madaxwaynaha Somaliland umagacaabay dalka Ingiriiska ayaa kulan balaadhan la yeeshay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan magaalada Birmingham ee dalka Uk.
Kulan oo ujeedadiisu ah...
Wednesday, December 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Suxufiyiin Loo soo Gabo Gabeeyay Tababar Ku Saabsan Isticmaalka Internetka Casriga Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Iyo gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta jsl ee solja ayaa ka qaybgalay tababar losoo xidhay qaarkamid suxufiyiinta Somaliland oo socday mudo laba cisho.
Tab...
Wednesday, December 11, 2019
-
Madaxweynaha Somalilad Oo Daah-furay Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera+Daawo Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu hirgelinayo Aagga cashuuraha ka caaggan ee dekedda Berbera oo maanta lagu kala...
Tuesday, December 10, 2019
« Previous Page — Next Page »