-
DAAWO:-”Heshiiskii KHAATUMO Wuxuu Saaran Yahay Miiska Madaxweynaha Saxeexiisa Kaliya Uun Baa Dhiman” Faysal Cali Waraabe
DAAWO:-”Heshiiskii KHAATUMO Wuxuu Saaran Yahay Miiska Madaxweynaha Saxeexiisa Kaliya Uun Baa Dhiman” Faysal Cali Waraabe
Berberatoday.com
...
Thursday, December 12, 2019
-
Daawo:-Gudida Wanaag farista In La Joojiyo Showyada Hargeisa Lugu Qabanaya
Gudida Wanaag farista In La Joojiyo Showyada Hargeisa Lugu Qabanaya
Berberatoday.com/hargeisa
...
Thursday, December 12, 2019
-
Maxkamada Sare Oo Go,aan Ka Soo Saartey Dacwadii Siyaasinta Madashu U Gudbiyeen”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Sare Oo Go,aan Ka Soo Saartey Dacwadii Siyaasinta Madashu U Gudbiyeen"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/cNoyeea87U4?t=66
Berberatoday.com...
Thursday, December 12, 2019
-
Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera Oo La Tacaalaya Dayactirka Beeb Biyood Mihiima Oo Jabay
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera Iyo Hawl Wadeenada Farsamada Gacanta Ayaa Saaka Subaxnimadii Bilaabay Dayactirka Beeb Biyood Weyn Oo Qadiima Oo Jabay Biyihiina Sii Daayay Beebkan Oo Biyaha Siiya Xaafada...
Thursday, December 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Badhan Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Gobolka.
Bahdhan(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka badhan ayaa ka waramay xaalada guud ee gobolka isagoo fariin udiray maamul goboleedka punthland oo uu sheegay in ay faro galin ba,an ku hayaan deegaanka
https://youtu.be/v...
Thursday, December 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dhakhtar Dalka Dibadiisa Ah,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Xirsi Qani ayaa waxaa kusoo booday xanuun kaasi oo maanta loo qaaday dhakhtar dibadeed.
Madaarka cigaal ayaa waxaa ka qaaday diyaarad iyo doorway...
Thursday, December 12, 2019
-
Midowga Yurub Oo Geel Argagixisada Lagula Dagaallamayo Siiyay Dal Afrikaan Ah Iyo Hadal-haynta Ka Dhalatay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Midowga Yurub ayaa 250 neef oo geel ah ugu yaboohday dowladda Mauritania ee Galbeedka Afrika, taas oo qeyb ka ah dedaallada argagixiso la dagaalanka iyo adkaynta amniga xuduudaha loogu jiro.
Marki...
Thursday, December 12, 2019
-
Xogta Dahsoon Ku Tartanka Iibka Hubka Ee Dalalka Caalamka Iyo Wadamada Ugu Horeeya!
USA(Berberatoday.com)-Xogta dahsoon ayaa lagu faaqiday tartanka iibka hubka ee dalalka caalamka iyo xadiga la kala iibsaday sanadkan.
Sidoo kale waxaa warbixinta lagu soo bandhigay shirkadaha ugu horeeya ee iibka hubka.
...
Thursday, December 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sababta Baajisay Kulankii Madaxweynaha iyo Ergada Dhexdhexaadinta Iyo Beesha Caalamka Oo Usoo Jeeda
Hargfeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sababta Baajisay Kulankii Madaxweynaha iyo Ergada Dhexdhexaadinta Iyo Beesha Caalamka Oo Usoo Jeeda
https://youtu.be/YLCPYKAz3cc
Be...
Thursday, December 12, 2019
-
Ciidamada Ilalada Xeebaha Somaliland Ee Aaga Seylac Oo Soo Qabtay Afar Markab Oo Si Tuugo Ah Uga Kaluumaysanaayay Bada Somaliland
Saylac(Berberatoday.com)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee Saldhiga Saylac ayaa soo qabtay (4) afar Markab oo Jariif ah, kuwaasoo sifo sharci-daro ah uga kalluumeysanayey Xeebaha bada Somaliland ee Galbeedka.
Maraakiibtan...
Wednesday, December 11, 2019
« Previous Page — Next Page »