Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa shir degdeg ah isugu yeedhay hoggaanka xisbiga.
Ma jiro faahfaahin ka soo baxday shirka laakiin s...
Sunday, November 3, 2019
Somaliland Iyo Somalia Oo Jabuuti Ku Wada Hadlay
JHargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya dalka Jabuuti ku yeeshay kulan ku saabsan wada hadalladii u dhexeeyay labada dhinac.
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulankan qarsoodiga aha...
Sunday, November 3, 2019
Daawo Muuqalka”Diyaarada Fly Dubia Oo Khatar Ku Gashay Madaarka Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Diyaarada ay leedahay shirkada Fly Dubai ay 20 bishii dhamaatey October ay khatar ku gashay madaarka Hargeysa kadib markii war bixin qaldan ay si...
Sunday, November 3, 2019
Xogtii Ugu Danbaysay Ee Xaalada Dalka Jabuuti?
Jabuuti(Berberatoday.com)-waxaa wali ka socda dalka jabuuti mudaharaado rabshada wata waxaana lagu soo waramayaa in ku dhawaad sodon ruux ku dhaawacmeen dad tiro badana jeelka loo taxaabay.
Qowmiyada canfarta oo ah qowmiyada la...