-
Mareykanka Iyo Yurub Oo Qarka U Saaran Dagaal Ganacsi
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta sheegay in go’aanka Ururka Ganacsiga Adduunka uu Mareykanka ugu ogolaaday inuu canshuur dheeri ah saaro badeecadaha Midowga Yurub uu yahay “guul wanaagsan....
Saturday, October 5, 2019
-
“Arinka Buurmadaw Ee Xaal Bixinta Waxa Aaanu U Aragnaa Feedho Iga Garo”Cuqaal Faysal Cali Waraabe Difaacay Eedo Culusna Ujeediyay Boqor Buurmadaw”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Arinka Buurmadaw Ee Xaal Bixinta Waxa Aaanu U Aragnaa Feedho Iga Garo"Cuqaal Faysal Cali Waraabe Difaacay Eedo Culusna Ujeediyay Boqor Buurmadaw"Daawo Muuqal
https://youtu.be/a8CRKpgbISM
...
Saturday, October 5, 2019
-
Kiiska Muranka Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Oo Marxalad Cusub Galay
Hugue(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa dooneysa in dib u dhigis lagu sameeyo furitaanka dhageysiga kiiska muranka xadka badda ee ay Soomaaliya la wadaagto, halka Soomaaliya lagu soo warramayo inay gaashaanka u daruurtay arrin...
Saturday, October 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuul Xisbiga Waddani Uhadlay Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay Ka Qeyb Galka Caleemo Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay waaxaha kala duwan ee dalwada Somaliland uga digtay inay ka qeyb galaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe
...
Saturday, October 5, 2019
-
Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Dalka Ka Saari Doonin Wakiilka Jabuuti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in diblomaasiga ujooga Jabuuti Somaliland uu wax dacwad ah uga soo gudbiyay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraa...
Saturday, October 5, 2019
-
Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan Oo Wax Badan Ka Bedelay Dhaqamadii Soo Jireenka Ahaa Ee Sucuudiga
Riyadh(Berberatoday.com)-Boqortooyada Sucuudiga ayaa ogolaatay in Raga iyo Dumarka shisheeyaha ah ay Huteel wada kiraysan karaan iyaga oon la hubin in ay qaraabo yihiin ama is qabaan.
Waaxda Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Boqortooya...
Saturday, October 5, 2019
-
“Boqor Buurmadoow Arinka Faysal Xaal Kama Bixin Karo Waana Gaf Waxa Uu Ku Hadlay,Faysalna Anaa Suldaankiisa Ah Xaalna Kama Bixin Kara Arinka Jabuuti uu Ka Hadlayna Waa…… “Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Boqor Buurmadoow Arinka Faysal Xaal Kama Bixin Karo Waana Gaf Waxa Uu Ku Hadlay,Faysalna Anaa Suldaankiisa Ah Xaalna Kama Bixin Kara Arinka Jabuuti uu Ka Hadlayna...... "Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaa...
Friday, October 4, 2019
-
Jacaylkii Askarinimada Ku Seegi Gaadhay Jamaal Cabdinaasir W/Q Faisal Ahmed Karshe
Jacaylkii Askarinimada Ku Seegi Gaadhay Jamaal Cabdinaasir.
Aynu si kooban ugu milicsano qisaska jacayl ee boqorro iyo hoggaamiyeyaal caalami ahi qirteen in ay soo mareen, gaar ahaan qisaskooda guurka ku dambeeyey. Si gaar ...
Friday, October 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shirqoolkii Alshabaab Ee Barak Obama Ka Badbaaday
USA(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shirqoolkii Alshabaab Ee Barak Obama Ka Badbaaday
https://youtu.be/Y5iC-Z4ViBg
Berberatoday.com...
Friday, October 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Wareysi Wakhti Hore Laga Qaaday Iyo Suaalo Lagu Weydiiyay Ay Kamid Aheyd Sababta Ku Kaliftay Inuu Siyaasada Ku Biiro Bankii Uu Madaxda Ka Ahaana Ka Tago?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Wareysi Wakhti Hore Laga Qaaday Iyo Suaalo Lagu Weydiiyay Ay Kamid Aheyd Sababta Ku Kaliftay Inuu Siyaasada Ku Biiro Bankii Uu Madaxda Ka Ahaana Ka Tago?
...
Friday, October 4, 2019
« Previous Page — Next Page »