-
Daawo Muuqalka”Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Waddani Eedo Culus Oo Miisaaniyada La Xidhiidha Ujeediyay wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Waddani Eedo Culus Oo Miisaaniyada La Xidhiidha Ujeediyay wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha
https://youtu.be/sRFPzyg3yV4
...
Friday, October 4, 2019
-
Khilaaf U Dhexeeyay Bahda Garsoorka Somaliland iyo Xubno Ka Tirsan Ururka Qareenada Oo La Soo Afjaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Qareenada Somaliland ee (SOLLA) ayaa waxaa ay ka hadleen khilaaf dhawaan soo kala dhex galay qaar ka mid ah Qareenada Somaliland iyo bahda Garsoorka.
Guddoomiyaha ururka Qareenada Somaliland Ma...
Thursday, October 3, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Baadhitaanka Hantidhawrku Ka Wado Wasaaradiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Baadhitaanka Hantidhawrku Ka Wado Wasaaradiisa
https://youtu.be/0coPtPD5GZ4
...
Thursday, October 3, 2019
-
Buur-Madow oo Raalli-gelin Ka Bixiyey Eedaymo Uu Faysal Cali Waraabe U Jeediyey Madaxweynaha Jabuuti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Raalli-gelin ka bixiyey eedaymo uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID u jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda So...
Thursday, October 3, 2019
-
Trump Oo Cadho Kala Dul Dhacay Dadka Soo Gudbiyay Dalabka Xil Ka Qaadistiisa
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta xisbiga Dimuqraadiga, kuwaas oo dalbaday in Trump wax laga weydiiyo eedeemaha loo jeediyay.
Trump ayaa sheegay in Dimuqraad...
Thursday, October 3, 2019
-
Halkan Ka Akhriso Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Qodobadii Lagaga Dooday Iyo Wixii Kasoo Baxay
WAR-SAXAAFADEED: 03 /10/2019
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday qodobbo muhiima.
Kal-fadhigii 42-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriy...
Thursday, October 3, 2019
-
Jamal Khashoggi: “ Xogta Xasaasiga Ah Ee La Helay Sannad Ka Dib “Akhriso
Riyadh(Berberatoday.com)-Kooxaha u ololeeya Xuquuqda Aadanaha waxay dalbanayaan in cadaallad ay helaan qoyska weriyihii caanka ahaa ee Sacuudiga u dhashay Jamal Khashoggi, sannad ka dib markii lagu dilay Turkiga.
Maamulka Sacuu...
Thursday, October 3, 2019
-
”Aniga Falku Ima Qabto , Bilaa Weyso-na Kuma Baxo…”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Aniga Falku Ima Qabto , Bilaa Weyso-na Kuma Baxo…”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/OVP71CLJf1E
Berberatoday.com...
Thursday, October 3, 2019
-
Dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salman Oo Xaalku Ku Culusyahay
Riyadh(Berberatoday.com)-Maxamed bin Salman, oo ah dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga ayaa walaac balaadhan laga muujiyay hogaamintiisa. Xubno ka tirsan boqortooyada ayaa markan si cad u diidan in uu noqdo boqorka bedeli doona a...
Thursday, October 3, 2019
-
Wararkii Ugu Danbeeye Isku Shaandheynta Madaxweyne Biixi Soo Saaraayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu isku shaandhayn iyo xil ka qaadis ku sameeyo xukuumadiisa.
Inkastoo aanu jirin war rasmi ahi, haddana warar la isla dhex marayo oo lagu baahiya...
Thursday, October 3, 2019
« Previous Page — Next Page »