-
”Bisada Hargaysa Ku Nool, Waxay Ka Nasiib Badan Tahay, Qofka Muqdisho Jooga” Maayar Soltelco.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid soltelco ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay sida ay u kala duwan yihiin caasimada Somaliland ee Hargaysa iyo magaalada Muqdisho ku sheegay ...
Monday, September 30, 2019
-
Waar Shimbiraha Iska Daaya Intaad Rabbigiina Ka Baqdaan,Aanadii Gorgorka Ma Xuurtaa U Malgan?Abwaan Weedhsame.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Oo kamid hal abuurka Reer Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka horena suugaan ugu soo bandhigay habdhaqankii Iyo ku tagri falka ay ku kaceen xukuumadihii Daahir Riyaa...
Monday, September 30, 2019
-
“Waxaan Leeyahay Madaxwaynaha La Doortay, Afar Shay Kala Dooro”Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka magaalada booraa Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar oo kamid culimada waawayn ee somaliland kana mid ahaa gudidii xal uhelida ceel awayn ayaa fariin kale udiray beelaha colaadu ku dhexma...
Monday, September 30, 2019
-
Dawlada Iran Oo Sii Deysay Markabkii Ay Haystay Ee Laga Lahaa Britain
Tehran(Berberatoday.com)-Markab watay calanka dalka Britain, kaas oo bishii July ay qabsatay dawladda Iran ayaa Sabtidii shalay ku xirtay dekedda dalka Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta. Warkan waxa laga soo xigtay dhowr warfid...
Monday, September 30, 2019
-
Muran Sababay In Toogasho Lagu Dilo Waardiyihii Khaaska Ahaa Ee Boqorka Sacuudiga
Riyadh(Berberatoday.com)-Waardiyihii khaaska ahaa ee daba taagnaan jiray boqorka dalka Sacuudiga, Salman Bin Cabdul Casiis ayaa geeriyooday ka dib markii uu rasaas ku furay nin ay saaxiibo ahaayeen, kaasoo uu dhex maray ‘muran s...
Monday, September 30, 2019
-
Konton Sano Kadib Xog Rasmiya Oo Laga Helay Dilkii Madaxweynihii Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke Iyo Shaqsi Goob Joog Ahaa Oo Kawaramay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo Konton Sanadood Kasoo wareegtay Markii Askari Ciidankii Booliskii Somaliya Katirsanaa uu kudilay Magaalada Laascaanod Madaxweynihii Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke 15/10/1969.
Waxa shabak...
Monday, September 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Faarax Suufi Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Uu Sheegay Inuu Musuqmaasuqay Mashaariic Laga Fulinaayay Deegaamada Bariga Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasi Faarax Suufi Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Uu Sheegay Inuu Musuqmaasuqay Mashaariic Laga Fulinaayay Deegaamada Bariga Berbera
https://youtu.be/1...
Sunday, September 29, 2019
-
Dawladda Sucuudiga Oo Diiday Inay Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoonto Safiir Uu Farmaajo U Magacaabay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ka diiday safiir uu u magacaabay inuu u fadhiyo Sucuudiga Mr. Cabdixakiin Xasan Ibraahim Ashkir.
Warbaahin...
Sunday, September 29, 2019
-
Xildhibaan Dheeg Oo Fashiliyay Guryo Uu Wasiirka Caafimaadku Dhisanayo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Dheeg oo katirsan golaha guurtida ayaa banaanka keenay musuq maasuqa ay ku kacaan wasiiradu iyo laba dabaq oo uu dhisanayo wasiirka caafimaadku
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Xildhibaan Dhe...
Sunday, September 29, 2019
-
“Muuse Intuu Beertiisa Isku Sawirayo Ha Tago Ceel Af-weyn Iyo Goobaha Colaaddu Ka Socoto” Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Muuse Intuu Beertiisa Isku Sawirayo Ha Tago Ceel Af-weyn Iyo Goobaha Colaaddu Ka Socoto” Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac"Daawo Muuqal
https://youtu.be/E7IOYxq7B0s
...
Sunday, September 29, 2019
« Previous Page — Next Page »