-
Daawo Muuqalka”Xuskii 24aad Ee Asaaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Saldhiga Berbera Loogu Xafladeeyay Iyo Wasiiro Xukumada Katirsan Oo Ka Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xuskii 24aad Ee Asaaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Saldhiga Berbera Loogu Xafladeeyay Iyo Wasiiro Xukumada Katirsan Oo Ka Qeyb Galay
https://youtu.be/GavIT_ImMo8?t...
Tuesday, October 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirada Xasan Gaafaadhi Iyo Maxamed Kaahin Oo Naqdiyay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Xukumadoodana Ka Diifaacay Eedo Loo Jeediyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirada Xasan Gaafaadhi Iyo Maxamed Kaahin Oo Naqdiyay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Xukumadoodana Ka Diifaacay Eedo Loo Jeediyay
https://youtu.be/aWEtWfxZHsQ?t=212
...
Tuesday, October 1, 2019
-
50 Sano Ka Hor Yaa Dilay Madaxweynihii Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke?Dhagayso Xog Xasaasi Ah Uu Bixiyay Askari Joogay Maalintii Dilku Ka Dhacay Laascaanood Oo Uwaramay Wariye Axmed Siciid Cige 1994
Hargeysa(Berberatoday.com)-50 Sano Ka Hor Yaa Dilay Madaxweynihii Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke?Dhagayso Xog Xasaasi Ah Uu Bixiyay Askari Joogay Maalintii Dilku Ka Dhacay Laascaanood Oo Uwaramay Wariye Axmed Siciid Cige 19...
Tuesday, October 1, 2019
-
Awaamiir Culus Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Socdaalka Iyo Xaafadaha Caasimadda.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa shir layeeshay shirkadaha socdaalka iyo laamaha anbiga kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii awaamiir la xidhiidha shaqada ay bulshada u hayaan shirkadaha soc...
Tuesday, October 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wakiilka Dawlada Jabuuti Ufadhiya Hargeysa Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Faysal Cali Waraabe Xukumada Muuse Biixina Ugu Hanjabay Inay Jawaab Iyo Raalin Galin Ka Bixiyaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka waddanka Jabuuti u jooga Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye, oo maanta warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Jabuuti iska celinayso Eng Faysal Cali Waraabe.
Waxa uu sheeg...
Tuesday, October 1, 2019
-
Maxaa Ka Jira In Lacag Sucuudigu Siiyey Wiilkii Jamal Khaashuqji
Jeddah(Berberatoday.com)-Wiilka suxufiga reer Sacuudi ee la dilay ee Jamal Khaashuqji, kaasi oo beeniyey inuu heshiis lacageed la gaadhay dowladda, ayaa maanta aad u difaacay boqortooyada, ka hor sanad guuradii koowaad ee dilka.
...
Tuesday, October 1, 2019
-
Taliska Ciidamada Mareykanka Oo Ka Hadley Weerarkii Bali Doogle
Bali Doogle(Berberatoday.com)-Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay in weerarkii ay Al-Shabab ku qaaday saldhigga Ballidogle aan wax khasaare ah dhimasho iyo dhaawac kasoo gaarin ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaal...
Tuesday, October 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Kornayl Caarre Walaalkii Ka Hadlay Jabhada Walaalkii Samaystay
York Shire(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kornayl Caarre Walaalkii Ka Hadlay Jabhada Walaalkii Samaystay
https://youtu.be/iXA9dxEW56Q?t=184
Berberatoday.com...
Monday, September 30, 2019
-
”Ismaaciil Cumar Geelle, Waa Cadowgeenna, Muqdisho Inuu Dhiso Ayuu Doonayaa” Eng Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-''Ismaaciil Cumar Geelle, Waa Cadowgeenna, Muqdisho Inuu Dhiso Ayuu Doonayaa'' Eng Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/XzgTW4h7G7Y?t=1
...
Monday, September 30, 2019
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo Sharciyanta Dhul Beereedyada Gobolada Awdal Iyo Salel!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo Sharciyaynta Dhul beereedyada Ku yaala Gobolada Awdal iyo Salel.
Wareegta uu soo saaray W...
Monday, September 30, 2019
« Previous Page — Next Page »