-
“Keenista Shiidaalka Ee Xukumadu Waa Manopoly,Dawladiibaa Xuurto Ku Qabsanaysa Shiidaalkii Iyo Ganacsigii Xorta Ahaa”Proffesor Cabdi Cali Jaamac”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Keenista Shiidaalka Ee Xukumadu Waa Manopoly,Dawladiibaa Xuurto Ku Qabsanaysa Shiidaalkii Iyo Ganacsigii Xorta Ahaa"Proffesor Cabdi Cali Jaamac"Daawo Muuqal
https://youtu.be/9qqGZQu5If4?t=299
&nbs...
Monday, September 9, 2019
-
“Dalka Waxbarashadiisa, Malcaamad Illaa Jaamacad Waxaa Uga Masuul Ah Wasaaradda Waxbarashada”Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aaden
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aaden ayaa sheegay in waxbarashada Somaliland oo heerar kala duwan soo martay in ay hadda marayso halkii ugu wanaagsanayd, marka l...
Monday, September 9, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiga Waddani Iyamaa Tanaasul U Sameeyey In Doorashooyinku Qabsoomi Karaan?…Faallo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Doorashooyinka mudo dhaafka ah ee goleyaasha wakiilada iyo deegaanada dalka ayaa ka gudbay caqabadii ugu weynayd ee kaga imanaysay dhinaca mucaaridka.
Xukuumada iyo xisbiga ugu weyn mucaaridka ee Wadd...
Monday, September 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cali Guray Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Buug Uu Ka Qoray Abwaan Cabdi Qays Oo Habeen Danbe Lasoo Bandhigayo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yusuf(Cali Guray) Oo Kamida Dadka falanqeeya siyaasada Somaliland ahna Shakhsiyaadka dhacdooyinka wax ka qora ayaa ka hadlay Nuxurka uu Xanbaarsan Yahay Buug uu ka Qoray Abwaan Cabdi...
Monday, September 9, 2019
-
“Ama Madaxweyne Muuse Mas’uul Ummaddu Diratay Buu Noqon, Ama Nin Dantiisa Wata Oo Ganacsade Ah”Abwaan Xasan Daahir Ismaacil Weedhsame,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo kamid hal abuurka reer Somaliland ee ka hadla marxalada Uu dalku marayo iyo hadba hab-dhaqanka xukuumada markaa hogaaminaysaa ay bulshada kula kacdo haday t...
Monday, September 9, 2019
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada Maxamed Cabdi Gurxan Oo Magacaabay Maamule Iyo Kuxigeenk Ugaar Ah Oo Ka Barbar Shaqayn Doona Maamulaha Kastamka Berbera W/Q Axmed Bulshaawi
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada Maxamed Cabdi Gurxan Oo Magacaabay Maamule Iyo Kuxigeenk Ugaar Ah Oo Ka Barbar Shaqaynaya Maamulkii Hore Ee Kastamka Berbera .
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada Oo Magacaabay Maamule ...
Monday, September 9, 2019
-
Musharax Ibraahim Mohamed Dr Ismaaciil Maano Oo Markii Labaad Usharaxa Xubnaha Golaha Deegaanka Magaalada Lilehamner Ee Dalka Norway
Norway(Berberatoday.com)-DrIsmaaciil Maano Ibr MohamedWaa Musharax Gole Deegaan Dalka Norway gaar ahaan Degmada Lilehamner
Waa Markii Labaad Uu Musharax Gole Deegaan Noqdo Isaga Oo Afar Sano Hore Ahaa Xildhibaan Uqaabilsan G...
Sunday, September 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Booqdey Dhismaha Masjidka Nasrudiin Kuna Baaqay In Laga Qeyb Qaato Dhamaystirkiisa+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo kamid ah Culimadda Somalida kuwo ugu magaca iyo muuqa dheer ayaa booqday dhismaha Masjidka Nas-rudiin ee ka socda Xaafadda Daami ee Magaaladda Hargeysa.
Sheekha Oo...
Sunday, September 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xisbiyada Mucaaridka Oo Heshiis Ka Gaadhey Doorashada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xisbiyada Mucaaridka Oo Heshiis Ka Gaadhey Doorashada Somaliland
https://youtu.be/Z8a98LvisJ4
Berberatoday.com...
Sunday, September 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Marwo Rooda Cabdi Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyey Gobolka Ohio Ee Dalka Mareykanka+Sawiro
USA(Berberatoday.com)-Jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan magaaladaa Ohio ee Gobolka Columbus ayaa qaab heer sare ah u soo dhaweeyay rooda cabdi muuse oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland.
Masuuliyiinta siyaasi Roodo soo dh...
Sunday, September 8, 2019
« Previous Page — Next Page »