|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Ciidamo Buhoodle Ka Soo Baxay Oo Xaalad Dagaal Iyo Colaad Ka Wada Goobihii Dagaalku Ka Dhacay Sanado Hore
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ciidamo Buhoodle Ka Soo Baxay Oo Xaalad Dagaal Iyo Colaad Ka Wada Goobihii Dagaalku Ka Dhacay Sanado Hore
https://youtu.be/1161EwMXBs0
Berberatod...
Wednesday, August 28, 2019
-
SSE WAR-SAXAAFADEED Beenin Sheegasho Xubinnimo Dalladda SSE Iyo Abaal Marinno Been Abuur Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dallada guud ee jaaliyadaha Somaliland ee Yurub ee loo soo gaabiyo SSE, oo kulmisa ururro
jaaliyadeed badan oo waddamada Yurub ka dhisan, waxa la aasaasay sannadkii 2001. SSE
waxay u furan yahay cid ...
Wednesday, August 28, 2019
-
Maayar Muraad Oo La Sheegay Inuu Shirka UCID Carqaladeeyay
Burco(Berberatoday.com)-Maayar Muraad Oo La Sheegay Inuu Shirka UCID Carqaladeeyay
https://youtu.be/G-avSFHq24A
Berberatoday.com...
Wednesday, August 28, 2019
-
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Kormeeray Saylada Xoolaha Magaalada Burco
Burco(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe oo safar ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa maanta kormeeray Saylada Xoolaha iyo Meheradaha kala duwan ee magaalad...
Wednesday, August 28, 2019
-
Cali Qoryooley Oo Madaxweyne Biixi Iyo Xukuumadiisa Ugu Baaqay Inay Is-casilaan iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley), ayaa dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoona ku eedeeyay inay dhayalsatay inay waan waan ka gasho arinta Kornayl Caarre.
Dhinaca kale, Cali Qoryool...
Wednesday, August 28, 2019
-
Hanaan Cusub Oo Lagula Tacaalayo Tahriibta Iyo Ka Ganacsiga Dadka Oo La Soo Saaray
“Waxaan La Tacaalaynaa Ganacsato, Tahriibiyeyaal Maalqabeeno ah. Waxaan Ganacsadaha Noocan ah Keenaa Maxkamad Waxaanan Ku Maxkamadayn Karnaa Caddeyn Buuxda”Xeer Ilaaliyaha Degmada Tog Wajaale,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tah...
Wednesday, August 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Roob Dabayl Wata Oo Ka Da’ay Hargeysa
Hargeysa(BErberatoday.com)-Magaalada Hargeysa qaybo ka mid ah waxa galabta ka da’ay roob xooggan oo wata dabayl culayskeeda leh, islamarkaana ay suuro gal tahay in ay khasaare gaysato inkasta oo aan la ogayn in uu wax dhib ah ...
Wednesday, August 28, 2019
-
Iran Oo Xukun Adag Ku Ridday Nin Basaasnimo Lagu Soo Eedeeyay
Tehran(Berberatoday.com)-Waaxda cadaaladda ee Iran ayaa sheegaysa in nin haysta jinsiyadaha Britain iyo Iran,
10 sano oo xabsi ah lagu xukumay ka dib markii lagu soo eedeeyay in uu u basaasayay hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mos...
Wednesday, August 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadley Roobab Kashaare Geystay Oo Hargeysa Ka Da,ay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan wasiirka arrimaha gudaha, gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka Gobolka maroodi-jeex, maayarka caasimada Somaliland ee H...
Wednesday, August 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xoghayaha Duulista Hawada Xisbiga Waddani Nuuradiin Diini Oo Si Adag Uga Hadley Shaqaale Shalay Laga Eriyey Madaarka Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xoghayaha Duulista Hawada Xisbiga Waddani Nuuradiin Diini Oo Si Adag Uga Hadley Shaqaale Shalay Laga Eriyey Madaarka Hargeysa
https://youtu.be/6B_ByxrOtDw
...
Wednesday, August 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|