Wararkii Ugu Danbeeyey Markiib Shidaal Oo Lagu Weeraray Gacanka Cumaan
Front Altair oo ah markab saliidda qaada oo laga leeyahay dalka Norway ayaa la sheegay in maanta lagu weeraray Gacanka Cuman ee u dhaxeeya Imaaraadka Carabta iyo Iran.
Hay’adda Ilaalada Badaha ee Norway ayaa sheegtay in sadde...