Diyaarado Dadka Suxuurta U Kiciya Dalka Indonesia
Jakarta(BErberatoday.com)-Ciddamadda cirka ee Indoneesiya ayaa ku dhawaaqay inay ka qayb qaadan doonaan dhaqanka soo jireenka ahaa ee dalkaasi ee dadka suxuurta loo kicinayao bisha barakeysan ee Ramadan.
Ciddamada cirka waxay b...
Saturday, May 11, 2019
Qarax Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Bosaso(Berberatoday.com)-Ugu yaraan siddeed qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ee maamul goboleedka Puntland.
Qaraxa oo sida la sheegay ka dhacay afaafka ...
Shirkii Madaxda Soomaaliya Ee Garoowe Oo Fashilmay Oo Lagu Kala Kacay
Shirkii Madaxda Soomaaliya Ee Garoowe Oo Fashilan
Garowe(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in shirkii halkaasi uga socday mas’uuliyiinta maamul gob...