Qaraxyo Culus Oo Maanta Ka Dhacay Imaaraadka
Dubai(Berberatoday.com)-Waxaa la soo werinayaa in qaraxyo waa weyn laga maqlay Dekedda magaalada Fujayrah ee dalka Imaaraadka Carabta, isla markaana ay gubanayaan Haamaha shidaalka ee yaallay Dekeddaasi.
Dhowr ka tirsan Warbaah...
Monday, May 13, 2019
Injineer U Dhashay Dalka Turkiga Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Moqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo duhurnimadii maanta ka dhacay inta u dhexeysa Isgoysyada KM4 iyo Taleex ee bartamaha magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiis...