Ilhaan Cumar Oo Ka Hadashay Waxay Isku Seegeen Madaxweyne Donald Trump
USA(Berberatoday.com)-Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka ayaa sheegtay inay in muddo ahba is-hayeen madaxweyne Donald Trump.
Waxa ay sheegtay inay arrintaasi salka ku hayso khilaafk...
Saturday, April 27, 2019
Kenya Oo Safiir Buuxa U Soo Magacaabeysa Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeyska The standard ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya ayaa cadadkiisii khamiistii baahiyay in dawladda Kenya ay ergay gaar ah u soo magacaabayso xafiis ay doonayso inay ka furato caasima...