-
Daawo Muuqalka”Profesor Axmed Ismaacil Samatar Oo Fariin Duurxula Oo Qabyaalada Iyo Xigaal Miiska La Xidhiidha Udiray Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Profesor Axmed Ismaacil Samatar Oo Fariin Duurxula Oo Qabyaalada Iyo Xigaal Miiska La Xidhiidha Udiray Madaxweyne Muuse Biixi
https://youtu.be/DYqRPyYdRLs?t=3
&nb...
Wednesday, April 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xisbiga Ucid Oo Ka Horyimi Wax Ka Bedelka Xeerka Golayaasha Deegaanada Dalka Iyo Xasaanada Ka Qaadista Xildhibaanada
Hargeysa(Berberatoday.com)- Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa waxaa uu dul istaagay caqabado uu sheegay inay ka dhalan karaan hadii xasanada laga qaado xildhibaanada golaha deeganka dalka oo dhan
...
Wednesday, April 10, 2019
-
Akhriso War Laga Soo Saaray Shir Dhexmaray Baarlamaanka Federaalka Ah Iyo Afar Ka Mid Ah Baarlamaanada Maamul Goboleedyada
Garowe(Berberatoday.com)-Akhriso War Laga Soo Saaray Shir Dhexmaray Baarlamaanka Federaalka Ah Iyo Afar Ka Mid Ah Baarlamaanada Maamul Goboleedyada
Berberatoday.com...
Wednesday, April 10, 2019
-
Masuuliyiin Kasocda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kaluumaysiga Somaliland Oo Qufishay Xarun Haayad Wadaniyi Usamaysay Dayactirka Gaadiid Kaluumaysiga Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Saraakiil Sare oo ka Socotay wasaarada xanaanada Xoolaha iyo kaluumaysiga oo Qufushay Geerashkii dayactirka Doonayaha ee Dhawaanta ay samaysay Haayada Wadaniga ah ee Fair Fishing oo Kaluumaystada iyo Xirf...
Wednesday, April 10, 2019
-
Shirkada Facebook Oo War Kasoo Saartay Ciwaanada Dadka Dhintay Iyo Kuwa Aan Sanad La Isticmaalin
New York(Berberatoday.com)-Sharikadda Facebook ayaa sheegtay in ay ka shaqaynayso qalab ay uga hortagayso dhibaatooyin guud oo murugo leh: oo ah qoraallada lagu wargeliyo dadka ee ku saabsan asxaabtii iyo eheledii geeriyooday.
...
Wednesday, April 10, 2019
-
Qodobo Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geele
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddi Ganacasato oo isu xilqaamay furdaaminta arrinta ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa kulankoodii ugu horeeyay la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Kulankan oo aan warbaahinta loo...
Wednesday, April 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Golaha Wakiillada Oo La Hargeeyay Xeer Hoos U Dhigaya Tirada Xildhibaanada Deegaanka Iyo Xasaanadooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Golaha Wakiillada Oo La Hargeeyay Xeer Hoos U Dhigaya Tirada Xildhibaanada Deegaanka Iyo Xasaanadooda
https://youtu.be/B0gX5rsuC_Y?t=91
...
Wednesday, April 10, 2019
-
Cudur Dalka Mareykanka Si Xoog Ah Ugu Faafaya Iyo Nooca Uu Yahay
USA(Berberatoday.com)-Waxaa sii kordhaya tirada kiisaska la xidhiidha cudurka jadeecadda ee laga helayao gudaha dalkaan Mareykanka, iyadoo saraakiisha gobollada qaar ay arrintani ku qasbeyso in ay qaadaan tallaabooyin aanan caad...
Wednesday, April 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mareykana Oo Ciidanka Ilaalada Kacaanka Ee Dalka Iran Ku Diray Liiska Ururada Argagixisada
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa urur argagixiso oo ajnabi ah ku shaanbadeeyay ciidammada ilaalada kacaanka Iiraan.
Waa markii koobaad ee Maraykanku milatari dal kale ku tilmaamo urur argagi...
Wednesday, April 10, 2019
-
Ganacsato Is-xilqaantay Oo Bilaabay Dedaalo Ku Saabsan Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah ganacstada Somaliland ayaa bilaabay dedaalo ay ku dejinayaan xiisada ka dhalatay arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geele.
Ganacsatadan oo iskood isu xilqaamay ayaa waxa ay kulamo kala d...
Wednesday, April 10, 2019
« Previous Page — Next Page »