-
Madaxweyne Trump Oo Ku Dhawaaqey Inuu Fashilmay Inqilaab Lala Damacsanaa
USA(Berberatoday.com)-Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka si uu dabogal ugu sameeyo meesha uu ka soo ulkamay baadhitaanka lagu sameeyay ee caddeeyay in isaga iyo Ruushka ay...
Thursday, April 11, 2019
-
Nin Abaalmarin Ahaan U Helay $1 Bilyan Oo Doolar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Milkiilaha shirkad lagu magacaabo Xiaomi ayaa helay abaalmarin uu qiimaheedu gaarayo inkabadan £735milyan oo gini oo u dhiganta ku dhawaad $1 bilyan oo doolarka mareykanka ah.
Abaalmarinta ayaa waxaa...
Thursday, April 11, 2019
-
Bangi Malaayiin Lacag Ah Laga Dhacay Oo Loo Adeegsaday Cagafcagaf
Hargeysa(Berberatoday.com)-Falalka dhaca ah ee loo geysto bangiyada ayaa inta badan loo adeegsadaa hub iyo siyaabo kale oo lagu jabsado sanduuqyada lacagta, hase yeeshee sheekadan way ka duwan tahay sidaas waxaana dhaca bangigan l...
Thursday, April 11, 2019
-
Madaxweynihii Dalka Sudan Cumar Xasan Albashiir Oo Iscasilay Iyo Ciidamadii Milatariga Dalkaas Oo Taladii La Wareegay+Xaalada Deg Deg Ah Oo Dalkaas La Galiyay
Khartoum(Berberatoday.com)-Hoggaanka ciidanka millatariga dalka Suudaan, ayaa la wareegay mas'uuliyaddii madaxweyne Cumar Al-bashiir.
Waxa la sugayaa war murtiyeed ay soo saari doonnaan isla maanta. Wararka ayaa sheegaya in la ...
Thursday, April 11, 2019
-
Goorma Ayuu Hargeysa Imanayaa Danjiraha Mareykanka Somaliya U Fadhiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Maraykanka u qaabilsan arrimaha Soomaalida danjire Donald Yamamoto ayaa la filayaa inuu socdaal ku yimaado caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxaanu socadalkiisu noqon doonaa kii u horeeyay ee ...
Thursday, April 11, 2019
-
Madaxdhaqameed Kulan La Qaadanaya Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wefti Madax-dhaqameed ka soo kicitimay Bariga Sanaag oo uu hoggaaminayo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdillaahi Cartan ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, waxaana soo dhaweynta weftiga ka qayb qaadan...
Thursday, April 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Riwaayad Laga Metelay Khilaafka Axmed Geelle Iyo Madaxweynaha Jabuuti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Riwaayad Laga Metelay Khilaafka Axmed Geelle Iyo Madaxweynaha Jabuuti
https://youtu.be/XOPFaQgFArY
Berberatoday.com...
Wednesday, April 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Eedaymo U Jeediyey Golaha Wakiiladda Kana Horyimi Wax Ka Bedelka Xeerka Doorashada Xubnaha Golayaasha Deeganada Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com0-Xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Hargeysa ayaa waxaa ay eedeymo u jeediyeen golaha wakiilada Somaliland oo uu hor yaalo wax ka bedel lagu sameynaayo xeerka lagu soo doorto xildhibaanadan
Halkan...
Wednesday, April 10, 2019
-
“Ciidamadu Dhex Uma Aha Xisbiyada Qaranka Ee Siyaasada”…Cali Cantar Oo Katirsan Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuul Uhadlay Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa xukuumada ku eedeeyey inay siyaasada galisay ciidamadii kala duwanaa ee somaliland.
https://youtu.be/DK4KLHsO6aI
&...
Wednesday, April 10, 2019
-
Somaliland Oo Salaad Roob Doon Ku Baaqday Maalinta Axada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in maalinta Axda ah ee soo socota dalka oo dhan laga oogi doono salaada Roob Doonta
Halkan Hoose K...
Wednesday, April 10, 2019
« Previous Page — Next Page »