Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay Mawqifkeeda Xaalka Dalka Sudan
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku baaqday in “xal nabadeed” lagu soo afjaro xaaladda ka taagan Suudaan, ka dib markii uu milatarigu awoodda ka maroorsaday madaxweyne Cumar Xasan Al B...