Madaxweyne Ku Xigeenka Afghanistan Oo Iskuday Dil Ka Badbaaday
Kabul(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Afghanistan Abdul Rashid Dostum ayaa ka badbaaday weerar ka dhacay Waqooyiga dalkaas oo lagu dilay mid kamid ah ilaaladiisa.
Saraakiisha dalkaas ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah l...