Kuuriyada Waqooyi Ma Waxa Ay Dib U Billaabi Rabtaa Tijaabinta Gantaallada?
Pyongyang(Berberatoday.com)-Sawirro uu qaaday dayax gacmeed dulmaray xarun ku taal meel u dhow caasimadda Pyongyang ayaa muujinaya in Kuuriyada Waqooyi ay isu diyaarinayso inay tijaabiso gantaal ama ay hawada sare u dirto satellit...