-
11 Dal Oo Ka Tirsan EU-da Oo Aqoonsaday Madaxweynaha Mucaaridka Venezuela
Guddoomiyaha Baarlamaanka Venezuela Juan Guaido
Qaar kamid ah wadamada reer Yurub ee xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa isniintii shalay ku dhawaaqay inay Madaxweynaha rasmiga ah ee Venezuela u aqoonsan yihiin Guddoomiyaha Baarlama...
Tuesday, February 5, 2019
-
Gudoomiye Ciro Oo Xil Cusub U Magacaabey Siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi u magacaabey Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
...
Tuesday, February 5, 2019
-
Masuul Iska Casilay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha hay’adda diiwaanka Sakada iyo samo-falka Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jire, ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkii, Madaxweyne Biixina uu ka aqbalay.
Inkastoo aanu jirin wa...
Tuesday, February 5, 2019
-
Diyaaradaha Dagaalka Faransiiska Oo Duqeyn Ka Bilaabay Gudaha Dalka Chad
Chad(Berberatoday.com)-Diyaaradaha dagaalka ee Faransiiska ayaa Isniintii shalay duqeyn ka geystay waqooyiga wadanka Chad, kadib markii ay halkaasi soo galeen kooxo hubeysan oo kasoo tilaabay xaduuda dalka Liibiya.
Dowlada Ch...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ninkii Dilay Agaasimihii Shirkada P&O Ee Dekeda Bosaso Paol Farmosa Oo Ugeeriyooday Dhaawacii Soo Gaadhay
Bosaso(Berberatoday.com)-Waxaa caawa cusbitaalka magaalada Bosaso ku geeriyooday ninkii saakaa subaxii hore toogashada ku dilay maamulihii dekeda Bosaso ee shirkadda P&O Port ee dalkaasi Imaraadka Carabta Paol Farmosa.
Ni...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dilkii Boosaso Kadhacay ee Masuulka Shirkada Dekeda Maamusha Oo Saameyn Xoogan Ku Yeeshay Kaluumaysatada Iyo Kaluunkii Oo Khaayisay+Cabashada Dabatada Kaluunka
Bosaso(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dilkii Boosaso Kadhacay ee Masuulka Shirkada Dekeda Maamusha Oo Saameyn Xoogan Ku Yeeshay Kaluumaysatada Iyo Kaluunkii Oo Khaayisay+Cabashada Dabatada Kaluunka
https://youtu.be/...
Monday, February 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada Oo ka Hadashay Sobobta Loo Xukumay 20 kamid Caruurta Darbi Jiifka Ah Iyo Falalka Loo Haysto.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada Oo ka Hadashay Sobobta Loo Xukumay 20 kamid Caruurta Darbi Jiifka Ah Iyo Falalka Loo Haysto.
https://youtu.be/yL1jnH5Hl8Q
...
Monday, February 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Bari Iyo Taliyaha Booliska Gobolkaas Oo Kawaramay Sida Wax udhaceen Iyo Qaabkii Loo Dilay Agaasimihii Shirkada P&O Ee Dekeda Bosaso Maamusha
Bosaso(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Gobolka Bari Iyo Taliyaha Booliska Gobolkaas Oo Kawaramay Sida Wax udhaceen Iyo Qaabkii Loo Dilay Agaasimihii Shirkada P&O Ee Dekeda Bosaso Maamusha
https://yout...
Monday, February 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Puntland Oo Hanjabey Heegana Galiyey Ciidamadiisa
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha mamulka Puntland Md Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley agaasimihii shirkada Dp World ee dekada Boosaaso oo saaka Ururka Al Shabaab .
Madaxweyne Deni ayaa sheegay inay...
Monday, February 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Xadhig Min Lix Bilooda Ku Riday 20 Dhalinyaro Darjiifa Oo La Sheegay Inay Cabasho La Hortageen Wasaarada Arimaha Bulshada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Xadhig Min Lix Bilooda Ku Riday 20 Dhalinyaro Darjiifa Oo La Sheegay Inay Cabasho La Hortageen Wasaarada Arimaha Bulshada
https://youtu....
Monday, February 4, 2019
« Previous Page — Next Page »