Xogo Laga Helay Shirkadda London Ku Xaraashaysa Shidaalka Soomaaliya
London(Berberatoday.com)-Hogo Laga Helay Shirkadda London Ku Xaraashaysa Shidaalka Soomaaliya
Khamiista soo socota ee toddobaadkan waxaa hotel ku yaalla London ka furmi doona shirka xaraashka kheyraadka shidaal iyo gaas ee dalka ...
Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Faahfaahino hordhac ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo goordhawayd ka dhacay agagaarka dowlada hoose ee Xamar.
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu soo waramayaa in uu ku qarxay goo...
Monday, February 4, 2019
Dareen Ka Dhashay Labo Nin Oo U Eg Labo Madaxweyne Oo Caan Ah + [ Sawiro ]
London(Berberatoday.com)-Labadan nin lagama garanayo madaxweyenaha Philiphine,Rodrigo Duterte iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, aad ayay ugu egyihiin muqaal ahaan iyo socodba, waxaa lagu arkay labadan nin waddooyinka...