-
Madaxtooyada Puntland Oo Hakisay Booqashadii Loogu Tagi Jiray Madaxweyne Siciid Denni Iyo Sababta
Digreeto kasoo baxday xafiiska agaasimaha guud ee madaxtooyada Puntland ayaa lagu hakiyay qaabilaadii iyo balamihii loo sameyn jiray dadka booqanaya madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ilaa amar dambe.
Warqadda ayaa ...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Xinif Oo Ku Margaday Su’aalo Kulul Oo Laga Weydiiyay Shaqada Hay’ddiisa, Halka Ay Ku Dambaysay Lacagtii Abaaraha Ee Xukuumaddii Hore Iyo Wareejinta Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE.
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdirkariin Axmed Xinif ayaa waxa ku margaday su’aalo kulul oo laga weydiiyay shaqada hay’ddiisa, halka ay ku dambaysay lacagtii abaara...
Tuesday, February 5, 2019
-
80-ka Milyan Ee Doollar Ee La Qariyey Ma Lacagtii Madaxweyne Biixi Ololahii Doorashada Ku Galay Ba’?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha guddida ilaalinta hantida iyo dabagalka musuqmaasuqa ee Golaha Wakiillada Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa markii u horaysay shalay shaaca ka qaaday in xukuumadda Madaxweyne Biixi la da...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Fashiliyay Mashruuc Somali Weyna Oo Shirkii Garxajis Ee London Loo Soo Hoos Galiyay Iyo Shaqsiyaad Beeshiisa Ah Oo Lacag Kasoo Qaaday Dawlada Xamar
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Fashiliyay Mashruuc Somali Weyna Oo Shirkii Garxajis Ee London Loo Soo Hoos Galiyay Iyo Shaqsiyaad Beeshiisa Ah Oo Lacag Kasoo Qaaday Dawlada Xamar
&...
Tuesday, February 5, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wasiir Sacad Cali Shire Khasab Kaga Dhigay In Uu Saxaafadda La Hadlo Iyo Arrimaha Uu Ka Hadlayo
Hargaysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xalay kulan xaasaasi ah la qaatay wasiirka maaliyada, Sacad Cali Shire waxana uu Ka codsaday in uu beeniyo in wax dayn ah ay lala wareegeen xukumadii hore ee Sii...
Tuesday, February 5, 2019
-
Ma Xukun Iyo Xabsi Ayay U Baahnaayeen Darbi Jiifku Mise Daryeel?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa min lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay 20 dhallinyaro oo ka mid ah dhallinyarada Hargeysa ku nool ee darbi jiifka ah, kuwaas oo dhawaan xabsiga loo taxaabay ma...
Tuesday, February 5, 2019
-
Imaaraadka Carabta Iyo Malta Oo Si Kulul Uga Hadlay Dilkii Maamulihii Shirkadda DP World Ee Dekedda Boosaaso.
Dubai(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Malta ayaa xaqiijisay geerida Muwaadin u dhashay dalkooda oo lagu magacaabo Paul Anthony Formosa, kaasi oo ahaa Madixii Shirkadda &O Ports ee hoos tagta Shirkadda ...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Maamulka Golaha Deegaanka Ku Eedeeyay Inay Iibsadeen Gaadiid Iyo Qalab Dawlada Hoose Lahayd
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Maamulka Golaha Deegaanka Ku Eedeeyay Inay Iibsadeen Gaadiid Iyo Qalab Dawlada Hoose Lahayd
https://youtu.be/F8hwKHQDOp4?t=1...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenkii Xilka Laga Qaaday Ee Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa Muxuu Ka Yidhi Xilka Laga Qaaday Iyo Khilaaf La Sheegay Inuu Gudoomiye Ciro Soo Kala Dhexgalay
Hargeysa(Berberatoday,com)-Daawo Muuqalka"Afhayeenkii Xilka Laga Qaaday Ee Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa Muxuu Ka Yidhi Xilka Laga Qaaday Iyo Khilaaf La Sheegay Inuu Gudoomiye Ciro Soo Kala Dhexgalay
https://y...
Tuesday, February 5, 2019
-
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan Oo Sheegtay In Aanay Wax Dayn Ah Ku Wareejin Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi
Dubai(Berberatoday.com)-Wsiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada Xukuumada Axmed Siilaanyo Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa gabi ahaanba beenisay in ay wax dayn ah ku wareejiyeen xukuumada madaxwayne muuse biixi
Ex wasiir samsam ayaa ...
Tuesday, February 5, 2019
« Previous Page — Next Page »