-
Cabdiraxmaan-Cirro Oo Xukuumadda Ka Codsaday Faahfaahin Ku Saabsan Daynta 80-Ka Milyan Ee Dollar Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro), ayaa xukuumada ka codsaday inay faah-faahi ka bixiso qaabka loogu wareejiyay daynta sideetanka milayan ee doola...
Wednesday, February 6, 2019
-
Madaxweyne Biixi Iyo Axmed-Siilaanyo Ayay Shacabku Ka Sugayaan Ka Hadalka Daynta 80 Milyan Ee Dollar Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wixii ka dambeeyay duhurnimadii Isniintii, waxa baraha bulshada iyo goobaha ay ku sheekaystaan shacabka Somaliland qabsatay daynta 80-ka milyan ee dollar ah ee la sheegay in Madaxweynihii hore Axmed Si...
Wednesday, February 6, 2019
-
Xildhibaan Cabdiraxmaan-dheere Iyo Xildhibaan Warfaa Oo Tartan Ugu Jira Buuxinta Jagada Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa isa soo taraya loolanka ay xubno ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ugu jiraan jagada guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, marka uu qabsoomo shirka golaha dhexe ee xisbiga oo qorshay...
Wednesday, February 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Fanaan Muuqaal Cusub Ku Soo Qaadey Heesta ..” Onkod Roob Ma Daayo “
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaan Muuqaal Cusub Ku Soo Qaadey Heesta ..” Onkod Roob Ma Daayo “
https://youtu.be/27mRfRp8-sc
Berberatoday.com...
Wednesday, February 6, 2019
-
“Waxa Jira Laba Nooc Oo Tuuganimadda Ah, Mid Si Toos Ah Ayuu Uxadaa Wixii Markaa Yaalla Midna?”Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyada oo la shaaciyey deyn xad dhaaf ah oo ay xukuumadu la ciirciirayso ayaa siyaasiyiinta somaliland waxay siyaabo kala duwan uga hadlayaan daynta gaadhaysa 80 Milyan ee doolar ee xukuumadu la ciirciira...
Tuesday, February 5, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ganacsade Maxamed Awsiciid Siiyay Qandaraas 4.5$ Milyan Dollar Ku Kacaya Oon Gudida Qandaraasyada Qaranka La Marinin Iyo Fadeexadii Ka Dhalatay Oo Banaanka Usoo Baxday”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ganacsade Maxamed Awsiciid Siiyay Qandaraas 4.5$ Milyan Dollar Ku Kacaya Oon Gudida Qandaraasyada Qaranka La Marinin Iyo Fadeexadii Ka Dhalatay Oo Banaanka Usoo Baxday"Daawo War...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Baashe Cali Jaamac Oo Kashifay Cida Cuntey 80-ka Milyan Ee Deynta Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac wasiirkii hore ee wasaarada biyaha Somaliland ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley lacagta deynta ah ee shalay la shaaciyey in xukuumadii Siilanyo wareejisay
Siyaasi Baashe aya...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Somaliland Oo Isku Dhiibay Ciidanka Maamulka Puntland
Garoowe(Berberatoday.com)-Gaashaanle Sare Ceydiid Axmed Nuur oo ka tirsanaa ciidanka Booliska Somaliand gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Badhan ayaa ka goostey ciidanka Somaliland isla markaana u goostey dhinaca ciidanka Maa...
Tuesday, February 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inay Qorshe Udajisatay Sidii Ay 80 Milyan Ee Dollar Ulunsan Lahayd
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inay Qorshe Udajisatay Sidii Ay 80 Milyan Ee Dollar Ulunsan Lahayd
https://youtu.be/qHietgsc4-g
&...
Tuesday, February 5, 2019
-
Masjidka Madaxtooyada Oo Laga Dhisay Lacagta 2% Ah Ee Gobollada Bari Loogu Talo Gala
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Guddida ilaalinta Iyo dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa sheegay in la leexsaday 2% miisaaniyada ugu jirtay gobolda bariga in lag...
Tuesday, February 5, 2019
« Previous Page — Next Page »