-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Ardayda Dugsiyada Hoose Dhexe U Qaybiyey In Ka Badan Hal Milyan oo Buug oo Bilaash Ah (SAWIRRO)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa gacantiisa ku qaybiyey Buugaagta manhajka waxbarashada Somaliland ee dugsiyada Hoose dhexe oo lacag la’aan ah, kuwaas oo uu maanta ...
Wednesday, February 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Borama Loogu Sameeyay Suxufi Sawir Qaade Ahaa Oo Geeriyooday
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey Marxuum Saxafi Cabdifataax Aydaax oo ka mid ah warbaahinta gobalkaasi oo shalay geeriyoodey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaa...
Wednesday, February 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Kawar Bixiyay Kulan Uu Hargeysa Ku Qabtay Iyo Waxayaabaha Lagaga Hadlaayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Jaamac Xuuto ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu ka war bixiyey kulan maanta ururka SOLJa Hargeysa ugu furmay waxaana uu sheegay in kulankaasi u...
Wednesday, February 6, 2019
-
Xeer-ilaalinta Somaliland Oo Ka Biyo-Diidday Eedda Booliska Ee Abwaan Cabdiraxmaan Abees,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Xeerilaalinta ayaa booliska ku celiyay gun-gaadhkii ay boolisku ka soo gudbiyeen kiiska Abwaan Cabdiraxmaan Abees.. Kaas oo ay boolisku keeneen 27kii Jan 2019. Waxaanay Xeerilaalintu sheegeen in...
Wednesday, February 6, 2019
-
Daawo Muualka Filaaqeyn”Baahida Xukuumadda Somaliland U Gaysay Inay Deyn Farabadan Ka Qaataan Dadwaynaha!!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muualka Filaaqeyn"Baahida Xukuumadda Somaliland U Gaysay Inay Deyn Farabadan Ka Qaataan Dadwaynaha!!
https://youtu.be/yusf6RjGB2I?t=105
 ...
Wednesday, February 6, 2019
-
Banka Dawlada Ee Berbera Oo Dib Udhis Iyo Qalabayn Lagu Wado+Rajo Laga Qabo Inuu Siduu Ahaan Jiray Ushaqeeyo
Berbera(Berberatoday.com)-Bangiga dawaladu ay Leddahay ee Berbera ku yaal ayaa tan iyo intii la dhisay oo ku dhow nus qarni waxaa waqtigan lagu sameeyay dibu dhis casri ah oo loo qorsheeeyay in uu qabto shaqaooyi...
Wednesday, February 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Shire Shalay Iyo Maanta Lacagta 80-ka Milyan Ee Deynta Ah Laba War Oo Kala Duwan Oo Isburinaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta la Hadley waxuu sheegay in aaney jirin wax deyn ah oo xukuumadii Siilanyo ku wareejisay dawlada madaxweyne Muuse Biixi
...
Wednesday, February 6, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadley Sababta Ay Dawladu Ula Wareegtay Hotel-kii Ku Yaalay Khayr-yada Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley sababta ay dhawaan dawladu ula wareegtay Dhismaha ku yaaley Khayr-yada magaalada Hargeysa oo nin ganacsade ...
Wednesday, February 6, 2019
-
Maxaad Ka Taqanaa 10 Dal Ee Ugu Adeega Caafimaadka Wanaagsan Aduunka
Hargeysa(Berberatodayt.com)-Waxanu halkan idinku soo gudbin doona war bixin xiiso badan oo laga diyaariyey 10 dal ee aduunka ugu caafimaadka wanaagsan waxaana kaalinta koowaad ka gashay dawlada Denmark
Halkan Hoose Ka Daawo M...
Wednesday, February 6, 2019
-
“Maxamuud Xaashi Ha La Weydiiyo Halkay Ku Baxday 80-ka Milyan Ee Deynta Ah ..” Ex Badhasaab Mustafe Shiine
UK(Berberatoday.com)-Badhasaabkii hore ee Gobolada Awdal iyo Maroode Jeex Mustafe Cabdi Shiine ayaa sheegay in la waydiiyo Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi lacagta daynta ah ee Xukuumadda Mauuse Biixi sheegtay ...
Wednesday, February 6, 2019
« Previous Page — Next Page »