|
Warar
-
Akhriso Qodobada Kasoo Baxay Kalfadhigii 29Aad Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo Maanta Oo Khamiisa Qabsoomay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kal-fadhigii 29-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somal...
Thursday, February 7, 2019
-
Cabdi Maxamuud Cumar Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Maxkamadeyntiisa
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xdhigiisa iyo maxkamadaha marar badan lasoo taagay.
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hada...
Thursday, February 7, 2019
-
Xukumadda Oo Shakhsiyaad Gaar Ah Ku Wareejisay Dhismaha Carwadii Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumadda Madaxweyne Biixi ayaa ganacsato dhawr ah ku wareejisay dhismaha Carwadii Magaalada Hargeysa. Waxa dhismaha laga saaray ganacsato yaryar oo degana si ay si buuxda ugula wareegaan ganacsatada lag...
Thursday, February 7, 2019
-
The wealth of every nation being its children and youth, Somaliland president, Muse Bihi Abdi has distributed in his own hands more than one million books freely to be used by students in government run schools”Ismail Lugweyne. rabasoro55@hotmail.co.uk
The children and youth of every nation will be adults of tomorrow and shapers the future of every country and their quality and personality will determine the kind of destiny that beacons the nation. The children and youth of ever...
Thursday, February 7, 2019
-
Siyaasi Cabdinaasir Buuni Oo Wasiir Sacad Ku Canaantay Kala Haddalka Laba Cisho Gudahood Ka Yeedhay Ee Iska Hor Imanaya .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdinaasir Buuni oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee da’da yar, ayaa ka hadlay daynta $80 Milyan ee dollar ee ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi ka dhaxasha Xukuumaddii hore ee KULMIYE, w...
Thursday, February 7, 2019
-
Xisbiga Kulmiye Oo Iminka War Cusub Ka Soo Saarey Shirkii Golaha Dhexe”Daawo Muuqalka”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Md Mustafe Waxdad ayaa waxaa uu ugu baaqay golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye inay ay axda laga bilaabo ay yimadaan xarunta dhexe ee xisbigaasi si ay u qataan k...
Thursday, February 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Arimo Layaab Leh Ku Soo Arkay Saylada Xoolaha Hargeysa Iyo Mayar Kuxigeenka Caasimada Oo Madal La Buuxo Ku Khalkhalay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray shaqo ku tegay sayladda Xoolaha ee Hargeysa.
Madaweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa intii uu kormeerkiisa ku jirey waxa uu indho ind...
Wednesday, February 6, 2019
-
Akhriso Sheeko Xigmad Badani Ku Duugantahay Oo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Qoray Iyo Bulshada Somaliland Oo Fasiraada Ka Bixiyay
Waxa Qoray Sheekadan Oo Xigmad Badan Xambaarsan Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Halkan Hoose Ka Akhriso"
Sheekaddii Maanta # 2
Niman tuug ah ayaa beri hore Bangi weyn dhacay. Lacagtii ay qaateen badnaanteeddii ayeey tirin kari w...
Wednesday, February 6, 2019
-
“Hal Milyan In Ka Badan Ayaa Macaluuli Iyo Gaajo Soo Wajahday Xukuumaduna Madaxtooyo Cusub Ayay Dhisanaysaa..” .Guddoomiye Ciro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Ciro) ayaa nasiib daro ku tilmaamay in shacabka somaliland oo la sheegayo in hal milyan in ka badani ay soo wajahday gaajo iy...
Wednesday, February 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadley Sababta Uu U Joojiyey Hotel Laga Dhisaayey Madaarka Hargeysa Iyo Hutelkii Xaruntii Khayriyada Ee Lala Wareegay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadley Sababta Uu U Joojiyey Hotel Laga Dhisaayey Madaarka Hargeysa Iyo Hutelkii Xaruntii Khayriyada Ee Lala Wareegay
https://youtu.be/PdnywdyRtPQ?t=85
...
Wednesday, February 6, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|