-
“Wasiirnimada Sharaftaada Ayaa Ka Muhiimsan….” Prof. Cabdi Cali Oo Wasiir Sacad Ugu Baaqay In Uu Is-casilo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof. Cabdi Cali Jaamac ayaa waxa uu ka warbixiyay halka ay marayso dacwad uu ka gudbiyay xisbiga KULMIYE, lacagta daynta ee la sheegay in xukuumaddii hore ay ku wareejisay xukuumadda tallada haysa iyo h...
Thursday, February 7, 2019
-
Magac-yada 12 Xildhibaan Oo Laga Qaadey Xasanadii Baarlamaanka Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya + [ Muuqaal ]
Jigjiga(Berberatoday.com)-Kulan maanta Baarlamaanka Ismaamulka Soomaalida uu ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa xasaanaddii looga qaaday 12 ka mid ahaa xildhibaannada Maamulkaas.
Xildhibaannada ayaa lagu eedeeyay in ay qeyb ka a...
Thursday, February 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Haayada Wadaniga Ah Ee SODRA Oo Shahaado Ka Turjumaysa Doorkiisa Waxqabad Ku Maamuustay Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haayada Wadaniga Ah Ee SODRA Oo Shahaado Ka Turjumaysa Doorkiisa Waxqabad Ku Maamuustay Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi
https://youtu.be/njRoupJ...
Thursday, February 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Iyo Ka Gobolka Saaxil Oo Kormeeray Jid Lamiya Oo Afar KM Ah Oo Shaqo Ka Socoto
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Iyo Ka Gobolka Saaxil Oo Kormeeray Jid Lamiya Oo Afar KM Ah Oo Shaqo Ka Socoto
https://youtu.be/e0j8vcW8BQM
B...
Thursday, February 7, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Waddada Isku Xidha Hargeysa Iyo Kala-Baydh Oo Dib U Dhis Lagu Sameyaanyo”Daawo Muuqal Iyo Sawiraba
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay dib-u-dhis iyo Balaadhin lagu samayn doono waddada isku xidha caasimadda Hargeysa iyo deegaanka Kala-baydh ee gobolka Gabile...
Thursday, February 7, 2019
-
“Madaxweyne Biixi Qalbigiisa Daaro Dhisasho Iyo Duunyo Urursi Ayaa Ku Weyn…”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbiga Waddani Siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu eedeymo adag u jeediyey xukuumada Kulmiye ee talada dalka haysa isaga oo si gaar ah uga Hadley hadalo kala duwan oo ka soo...
Thursday, February 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mareeyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi Oo Sheegay Wakhtiga Kama Danbaysta Ee Dhismaha Dekedii Cusubeyd Dhamaan Doono
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mareeyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi Oo Sheegay Wakhtiga Kama Danbaysta Ee Dhismaha Dekedii Cusubeyd Dhamaan Doono
https://youtu.be/MlZ8c7Cc6sw
&n...
Thursday, February 7, 2019
-
Hargaysa”Dad Ajaanib Ah Oo Bartamaha Hargaysa Iyaga Oo Ka Kooban Rag Iyo Dumar kuLa Shaheeyay Bulsha, Fariina U Diray Caalamka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dad Ajaanib Ah Oo Bartamaha Hargaysa Iyaga Oo Ka Kooban Rag Iyo Dumar kuLa Shaheeyay Bulsha, Fariina U Diray Caalamka Dad U Dhashay Wadanamada Yurub Oo Ka Kooban Rag Iyo Dumar Ku Labisan Garamaan Ay Ku...
Thursday, February 7, 2019
-
Dawladda Itoobiya Oo Xadka Wajaale Ee Udhexeeya Somaliland Ku Qabatay Lacag Hal Milyan Iyo Badh Dollar Oo Dalkeeda Lagala Soo Baxaayay.
Wajaale(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya Oo Xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland Ku Qabatay Lacag Hal Milyan Iyo Badh Dollar Oo Dalkeeda Lagala Soo Baxaayay.
Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xadka Wajaale ee u dhexeeya...
Thursday, February 7, 2019
-
Axmed Cabdi Dheere Oo Bilaabay Olole Uu Ku Raadinayo Kursiga U Sareeya Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Dheere, ayaa la sheegay in uu u xusul duuban yahay sidii uu u hanan lahaa guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga KULMIYE marka la gaad...
Thursday, February 7, 2019
« Previous Page — Next Page »