-
Qaramada Midoobey Oo Sheegtay In Sucuudigu Is Hor Taagay Badhitaan Lagu Wadey Dilkii Wariye Khaashuqji
USA(Berberatoday.com)-Sacuudi Carabiya ayaa “si xad dhaaf ah waxa ay u xannibtay una wiiqday” awooddii Turkiga uu ku baadhi lahaa dilka Jamaal Khaashuqji, khabiir Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sidaasi sheegtay.
Warbixin ...
Friday, February 8, 2019
-
Dawladda Itoobiya Oo Sharci Ka Soo Saartay Sigaarka & Xayeysiinta Maandooriyaha Khamriga
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Aqalka wakiillada dalka Itoobiya ayaa ansixiyay hindise-sharciyeed lagu mamnuucayo in sigaarka lagu cabbo goobaha ay dadku isugu yimaaddaan iyo in khamriga laga xayeysiiyo Warbaahinta dalkaasi.
Hin...
Friday, February 8, 2019
-
Ninka Aduunka Ugu Taajirsan Oo Lacag Baad Ah Laga Doonaayo
USA(Berberatoday.com)-Ninka ugu taajirsan dunida ahna aasaasaha shirkadda Amazon, Jeff Bezos ayaa wargeys ka soo baxa waddanka Mareykanka oo ka faallooda dadka caanka ah ku eedeeyay inuu doonayo inuu baad ka qaato.
Ninkan ayaa ...
Friday, February 8, 2019
-
Nin Labadiisa Waalid Ku Dacweeyay Sababtii Ay Ifka U Keeneen Ee Ay Dhaleen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hindiya u dhashay ayaa qorsheynaya in uu maxkamad geeyo labadiisa waalid, sababtuna waxa ay tahay in aannu isaga ogolaansho waydiinin markii ay dhalayeen.
Waa ganacsade ku nool magaalada Mumbai, magac...
Friday, February 8, 2019
-
Haweenay Udabbaaldegtey Dilkii Mahtama Gandhi Oo Lagu Xidhey Hindi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha dadka aaminsan diinta Hinduuga oo ay siyaasaddoodu tahay midigta fog ee ku nool dalka India ayaa xabsi loo taxaabay kaddib marki ay iska soo duubtay muuqaal iyada oo baastoolad ku dhufaneyso...
Friday, February 8, 2019
-
Raxan Daanyeero Ah Oo Soo Weeraray Jaamicad U Gaar Ah Gabdhaha Kuna Taalla Dalka Sucuudiga !
Riyad(Berberatoday.com)-Gabdho wax ka barta Jaamacada Biisha ee dalkaasi Sucuudiga ayaa waxa aad u argagax galiyey weerar ay ku soo qaadeen Raxan Daanyeero ah.
Dadka ku dhaqan Dalkaasi Sucuudiga ayaa waxay aad ugu faaleeyeen ba...
Friday, February 8, 2019
-
Mudaharaad Ka Dhan Ah Qorshaha Soomaaliya ku Xaraashayso Shiidaalka Oo Ka Dhacay London
Soomaalida London ka dhigay Mudaharaadka ka dhanka ah Shiidaalka Soomaaliya
London(Berberatoday.com)-Waxa maanta magaalada London ka dhacay Mudaharaad ka dhan ah shirka ay dawladda aan iskeed isku maamuli karin ee Soomaal...
Friday, February 8, 2019
-
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ku Taliyay In La Kala Diro Guddiga Doorashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la kala diro Komishanka Doorashooyinka, waxaanu soo jeediyey in nidaamka lagu soo xulo wax laga bedelo, oo ...
Friday, February 8, 2019
-
“Muran Kama Taagna In Xisbiga Wadani Gacan Sar La Leyahay Somaliya”Wasiir Hore Cabdirashiid Riyo Raac”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Muran Kama Taagna In Xisbiga Wadani Gacan Sar La Leyahay Somaliya"Wasiir Hore Cabdirashiid Riyo Raac"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ScFyDeFD5rc
Berberatoday....
Thursday, February 7, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socda Dalka Koonfurta Afrika
WAR-SAXAAFADEED: 07 /02/2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socda Dalka Koonfurta Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay wefti b...
Thursday, February 7, 2019
« Previous Page — Next Page »