-
Garoon Dab Ka Kacay Dalka Barasil Oo Khasaare Ka Dhashay
Brazil(Berberatoday.com)-Inta ilaa hadda la xaqiijiyey 10 qof ayaa ku dhintay 3 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii uu dab ka kacay mid kamid ah garoomadda ugu waaweyn garoomada lagu ciyaaro kubada cagta ee wadanka Baraasil, si...
Saturday, February 9, 2019
-
Dawladda Kuuriyada Waqooyi Oo U Dabaal Degtay 71 Sanno Guuraddii Kasoo Wareegtay Aas Aaskeeda
W/Kuuriya(Berberatoday.com)-Dawladda Kuuriyadda Waqooyi ayaa u dabaal degtay 71 sanno guurada kasoo wareegtay markii la aas aasay dawladda dalkaasi , iyada oo bandhigyo waaweyn lagu qabtay goobo kala duwan oo dalkaasi kamid ah .
...
Saturday, February 9, 2019
-
Ergeyga Turkiga U Qaabilsan Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Oo La Kulmay Xisbiga WADDANI
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa safarkiisii koowaad ee intii uu xilkan ku magacownaa magaalada Hargeysa khamiistii 7 da feeberweri 2019 ka, ku yimi Danjire Dr. Olgan Beker oo ah ergeyga ay dawl adda Turkigu u magacowday wada hada...
Saturday, February 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Muxaadiradii Caawa Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Ka Jeediyey Masjid Cali Mataan Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun ayaa waxaa uu caawa ka jeediyey masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa muxaadiro ay dhegaysigeeda ka soo qeyb galeen boqolaal Qof
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal...
Friday, February 8, 2019
-
Dawlada Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Deegaamada Somaliland Marka Laga Reerbo Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Ingiriis-ka oo soo saartey war qoraal ah ayaa waxaa ay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Somaliya oo Somaliland- ku jirto
Dawlada Ingiriisku waxaa ay sheegtay in muwaadiniinteed...
Friday, February 8, 2019
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka”10 Waxyaabood Oo Ka Mabnuuca Dalka Kuuriyada Waqooyi Iyo Sababto Loo Mabnuucay
Piyayong(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka"10 Waxyaabood Oo Ka Mabnuuca Dalka Kuuriyada Waqooyi Iyo Sababto Loo Mabnuucay
https://youtu.be/qAE8RJOwqBw?t=5
...
Friday, February 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Tartanka Orodka Dheer Ee Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Orodyahanada Ku Guulaystay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Tartanka Orodka Dheer Ee Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Orodyahanada Ku Guulaystay
https://youtu.be/sGkdqXNhIgI?t=7
...
Friday, February 8, 2019
-
Shirka Golaha Dhaxe Xisbiga Kulmiye oo Laga Dareemayo Boorama”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal ayaa waxaa laga dareemayaa qaban qabaada shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo dhawaan halkaasi ka dhici doona
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Friday, February 8, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Sheegay Inuu Soosaarayo Isku Shaandhayntii Golaha Xukumadiisa Oo Baryahan La Hadal Hayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu sida ugu dhakhsaha badan ugu dhawaaqo Liiskii isku shaandhaynta cusub ee xukuumaddiisa oo muddooyinkii dambe oo dhan la hadal hayay iya...
Friday, February 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ku Tilmaamay Kuwo Ka Xun Horumar Uu Sheegay Inuu Somaliland Ka Jiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ku Tilmaamay Kuwo Ka Xun Horumar Uu Sheegay Inuu Somaliland Ka Jiro
https://youtu.be/8QYHv8ESOyg?t=139
...
Friday, February 8, 2019
« Previous Page — Next Page »