|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Roogii Cagaarnaa Oo La Dhigay Garoonka Kubada Cagta Berbera Ee Mayar Cabdalle Stadium Iyo Khabiir Sare Xasan Waraaba Cade Oo Kawar Bixiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Roogii Cagaarnaa Oo La Dhigay Garoonka Kubada Cagta Berbera ee Mayar Cabdalle Stadium Iyo Khabiir Sare Xasan Waraaba Cade Oo Kawar Bixiyay
https://youtu.be/N4ibPR3Znrk
&...
Saturday, February 9, 2019
-
Wasiir Sacad Oo Sheegay In Kiradii Dekada Berbera Xukumadii Siilanyo Sii Qadimatay”Daawo Muuqalka” Su,aalo Kulul Oo La Weydiiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo habeenkii xalay aheyd su,aalo adag lagu weydiiyey dood cilmiyeed Hargeysa lagu qabtey .
Wasiir Sacad oo Su,aal la weyey ka jawaabey ayaa...
Saturday, February 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Obama Iyo Xoghayaha Waddani Oo Hadalo Kulul Isku Weydaarsadey Meel Fagaare Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani iyo Xildhibaan Obama oo xalay ka wada qeyb galay dood cilmiyeed lagu falanqeynaayey misaanyada Somaliland ee sanadkan ayaa hadalo kulul oo weerar iyo weerar celis ...
Saturday, February 9, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Ergayga Uu Turkey-Gu U Magacaabay Wada-Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay ergayga uu waddanka Turkey-gu u magacaabay wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Oglan Baker oo uu wehelinayo wakii...
Saturday, February 9, 2019
-
Sirdoonka Somaliya Oo Raysal Wasaare Kuxigeenka Dawlada Xamar Mahdi Axmed Guuled Ka Codsaday Inuu Kusoo Wareejiyo Basaasin Uu Iskii Uqortay Oo Hargeysa Jooga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sirdoonka Somalia, ayaa ka dalbaday Raysal Wasaare kuxigeenka Somalia inuu ku soo wareejiyo basaasiin uu iskii u qortay oo uu ka hawl galiyey Jamhuuriydda Somaliland gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee ...
Saturday, February 9, 2019
-
“Budhcad Ahaan Ayaanu Ula Macaamili Kalluumaysatada Shiinaha Iyo Cid Kasta Oo Lagu Qabto Xeebta Somaliland”Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Xasan Gaafaadhi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay in aanay xeebaha dalka iman karin 27 Markab oo Shiine ah oo dawladda a fadhiidka ah ee Soomaaliya ay siisay ruqsado Kalluumaysi.
Shabakadda Ghana Mod...
Saturday, February 9, 2019
-
Madaxweynaha Puntland Oo Saacadaha Soo Socda Ku Dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada Iyo Wararkii Ugu Danbeeyey
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay bil ay ka soo wareegatay markii xilka Madaxweynaha loo doortay.
Ilo ku dh...
Saturday, February 9, 2019
-
Halkan Ka Daawo-Shirweyne Laba Cisho Uga Socoday Ururka Qareenada Somaliland Magaalada Burco iyo Qodobada Kasoo Baxay.
Burco(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo-Shirweyne Laba Cisho Uga Socoday Ururka Qareenada Somaliland Magaalada Burco iyo Qodobada Kasoo Baxay.
https://youtu.be/MG-bt2LLokk
Be...
Saturday, February 9, 2019
-
Dalka Marooko Oo Ka Baxay Xulafada Sucuudigu Hogaamiyo Ee Dagaaladda Ka Wada Dalka Yemen
Marooko(Berberatoday.com)-Dalka Marooko ayaa ku dhawaaqay in uu ka baxay isbahaysiga Militariy ee uu hogaamiyo dalka Sucuudigu, kuwaas oo dagaalo ka wadan wadanka Yemen , sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan dawlada Marooko oo u...
Saturday, February 9, 2019
-
Maraykanka Oo Mucaawimadii Ugu Horeysay U Diray Dalka Venezuela
USA(Berberatoday.com)-Dawlada dalka Maraykanka ayaa mucaawimooyinkii ugu horeeyey u dirtay wadanka Finisweela , iyada oo ay mucaawimooyinkaasi gaadheen xuduudka dalkaasi Finisweela uu la wadaago wadanka Koloombiya , waxaana goobah...
Saturday, February 9, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|