|
Warar
-
War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Imika Kadhacay Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay dhawaqiisa qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.
Uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qara...
Tuesday, January 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Ka Tirsanaa Xukumaddii Silaanyo Oo Si Adag Unaqdiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Siyaasi Cabdiraxmaan Faroole
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Ka Tirsanaa Xukumaddii Silaanyo Oo Si Adag Unaqdiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Siyaasi Cabdiraxmaan Faroole
https://youtu.be/hdN2KfP0ne8
...
Tuesday, January 29, 2019
-
Cabdillaahi-jawaan Oo Madaxweynaha Ku Dhaliilay Guddi Wasiirro Ah Oo Uu Sheegay Inuu U Saaray Inay Ka Soo Talo-bixiyaan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cabdillaahi Xaaji Cumar (Jawaan), ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku dhaliilay guddi uu sheegay inuu u Magacaabay inay ka soo talo-bixiyaan Saami-qaybsiga kuraasta Golaha Wakiillada Somalilan...
Tuesday, January 29, 2019
-
Turkia: Musaaracada Geela Oo Ka Mid Ah Dhaqamada Aan Guurin Ee Dalkaasi Oo Lagu Qabtay Magaalada Seljuk Ee Dalkasi!
Ankara(Berberatoday.com)-Dal kasta iyo mujtamac kastaa waxay leeyihiin caadooyin iyo dhaqamo u gaar ah, waxa laga yaabaa in laba mujtamac ay ku kala tagaan hal dhaqan oo qolo kastaaba ay dhinaceeda u qaadato kuwana ay u yaqaanaan ...
Tuesday, January 29, 2019
-
“Waxaa Jira Waddamo Badan Oo Aan Laheyn Dowlad Maamusha, Soomaaliya Ayaa Ka Mid Ah”Madaxweynaha Uganda
Uganda(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Uganda Yeweri Musevani, ayaa Teleshinka NTV Uganda ka sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dawlad nidaamsan oo shaqeynaysa, taasi oo muujinaysa niyad-jabka kaga dhacay Xukuumadda aan dalkeeda ...
Tuesday, January 29, 2019
-
Mareykanka Oo Ku Dhaggan Madaxa Shirkad Shiinaha Laga Leeyahay
USA(Berberatoday.com)-Wasaaradda cadaaladda ee Mareykanka ayaa dacwado dhawr ah waxa ay ka gudbisay madaxa dhaqaalaha shirkadda tiknoolajiyadda ee Huawei ee laga leeyahay dalka Shiinaha Meng Wanzhou.
Dacwadaha laga gudbiyay w...
Tuesday, January 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Doon Dalxiis Oo Casri Ah Oo Xeebta Moqdisho Lagu Arkay Iyo Bulshada Oo Aad Usoo Dhaweeyay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Xeebta Liido ee magaalada Moqdisho waxaa markii ugu horeysay ka hawl gashay doon nooca dalxiis-ka ah oo casri ah taas oo xaga sare ku leh maqaayad laga cunteeyo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka...
Monday, January 28, 2019
-
Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Madaxwayne Cagjar Iyo Axmed Shide+ Aragtiyaha Ay Isku Hayeen.
Jig jiga(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Ismaamulka somalida itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay ku heshiiyeen madaxwayne mustafe cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga shacabka ahna wasiirka maaliyda axmed shide oo ...
Monday, January 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”42 Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland Oo Tabobbar Loo Soo Xidhay
Hargeysa(Berberatoday.com)-42 Askari oo ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland ee magaalooyinka Burco, Hargeysa, Gabiley iyo Boorama, kuwaas oo muddo sagaal bilood ah baranayey tabobbar la xidhiidha shaqada ciidanka dabdemiska ...
Monday, January 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shirweynihii Beelaha Gedabursi Uga socday Deegaanka Awbare Oo Soo Gabagaboobay Iyo Qodobada Laga Soosaaray Oo Madasha Laga Akhriyay
Awbare(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shirweynihii Beelaha Gedabursi Uga socday Deegaanka Awbare Oo Soo Gabagaboobay Iyo Qodobada Laga Soosaaray Oo Madasha Laga Akhriyay
https://youtu.be/PmatH3hb23E
https://youtu.be/haZ0q-...
Monday, January 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|