Wiil Sagaal Jir Ah Oo Laga Caydhiyey 12 Dugsi iyo sababta ka dambaysa
Tunis(Berberatoday.com)-Hooyo u dhalatay Dalka Tunisia ayaa waxa ay qayla dhaan u diratay Xukuumada Dalkaasi kadib markii wiil yar oo ay dhashay oo da’diisu tahay Sagaal sanno jir laga eryay 12 Iskuul.
Wiilkan yar waxa Ilaaha...
Monday, January 28, 2019
Israel Oo Madaxweyne U Aqoonsatay Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Finisweela.
Isreal(Berberatoday.com)-Dawladda Israa’il ayaa ku dhawaaqday in ay madaxweynaha dalka Finisweela Khuwaan Guwaydo oo dhowaan lagu caleemo saaray dalkasi , iyada oo loo dhaariyey xilka madaxweynenimo kadib khilaafaadkii ka dhasha...
Masar: Qoys Ugeeriyooday Cunto Wasakhaysan!
Masar(Berberatoday.com)-Ciidammada Amaanka magaalada Giza ee Dalka Masar ayaa waxa cabasho gaadhsiiyay qaar ka mid ah dadka magaaladaas oo cabasho ka muujiyay Ur qadhmuun oo ka soo baxaysa guri ay daris yihiin. Ciidamada Amaanka a...