-
Hubkii Lagu Weeraray Hotel-ka Dusit Ee Magaalada Nairobi Oo Dawlada Somalia Lahayd
Nairobi(Berberatoday.com)-Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa cadadkiisii shalay ku sheegay in Soomaaliya lahayd saddex ka mid ah shanti qori ee koox hubaysan todobaadkii hore ku weerartay hotelka Dusit ee magaa...
Tuesday, January 22, 2019
-
Madaxweyne Ku Xigeen Dalka Afrikana Oo Goor Dhaweyd Geeryooday ,Waa Kuma?..
Johannesburg(Berberatoday.com)-waxa goor dhoweyd dalka Koonfur Afrika ku geeryooday madaxweyne ku xigeenkii dalka Zambia Luanda Mwabi .
Waxaana warkaasi xaqiijiyey Madaxweynaha dalka Zambia oo boggiisa Twitter-ka ku qor...
Tuesday, January 22, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacowdey Somaliland+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland, Amb Shamsudiin A...
Tuesday, January 22, 2019
-
“Madaxwayne Kala Dir Golaha Guurtida Xaraan Bay Meesha Ku Joogaan …” Eng Maxamed Xaashi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Maxamed Xaashi wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu si deg deg ah u kala diro mudanayaasha golaha guurtida oo uu sheegay inay kura...
Tuesday, January 22, 2019
-
Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Fariin Udirtay Ganacsatada Dalka Iyo Wakhitga Ay Uqabatay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga iyo dalxiiska Somaliland ayaa fariin culus udiray ganacsatada kala duwan ee dalka kaasi oo ay ku amartay in ay deg deg u cusboonaysiistaa liisamada
HALKAN KA DAA...
Tuesday, January 22, 2019
-
Hanti Dhawrka Qaranka Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Haayada Duulista Iyo Madaarada Iyo Tirada Xafiisyada Ay Albaabada Isugu Laabeen!
Hargaysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka ka socda xafiiska hanti dhowrka qaranka ayaa maanta galinkii danbe baadhitaano ka bilaabay haayada duulista iyo madaarada somaliland.
Xubnahan ka socday hanti dhowrka guud ee qaranka ay...
Tuesday, January 22, 2019
-
“Go’aanka Muddo Kordhinta In Mid Kale Ka Dambeeyana Maaha Waxaan La fili Karin,Waana Sida Ay Wakiiladu Wadaan”Cali Guray. X
XEERKII HORE TUUR KU DAMBENA DIID !!
Anigu maalinta xeerka lagu dooranayo wakiiladu uu gacanta Komishanka galo ayuun baan rumaysanayaa in diyaar loo yahay doorasho. Go’aanka muddo kordhinta in mid kale ka dambeeyana maaha wax...
Tuesday, January 22, 2019
-
Diyaarada Ethiopia Airline Oo Garoonka Moqdisho Lagu Qarxin Gaadhey Iyo Diyaarada Oo Duulimaadkii Xamar Hakisa
Moqdisho(Berberatoday.com)-Maalintii Sabtidii la soo gaafay Nin Ajnabi ah ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo boorsadiisa laga helay walxo qarxa, xilli uu raaci rabay Diyaaradda Ethiopian Airlines.
Nink...
Tuesday, January 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Digniin Culus Udirtay Rag Xilal Sare Ka Haya Qaranka Oo Dhul Daaqsimeedkii Laasadacawo Beero Ka Sameystay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Digniin Culus Udirtay Rag Xilal Sare Ka Haya Qaranka Oo Dhul Daaqsimeedkii Laasadacawo Beero Ka Sameystay
https://youtu.be/qt_c-y4vGgg?...
Tuesday, January 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ganacsade Reer Somaliland Ah Oo Lagu Afduubay Puntland Iyo Oday Dhaqameed Ka Hadlay.
Burco(Berberatoday.com)-Ganacsato reer Somaliland ah ayaa lagu afduubay maamulka Waqooyi Bari Somaliya ee Puntland , waxaana afduubkaasi ka hadlay oday dhaqameed kazoo jeeda Somaliland .
Oday dhaqameedkan ayaa u waramay warba...
Tuesday, January 22, 2019
« Previous Page — Next Page »