-
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Tiradda Boosaska Shaqo Ee Ka Banaanaaday Wasaaradda Caafimaadka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Ayaa Soo Bandhigtay Tiradda Boosaska Shaqo Ee Ka Banaanaaday Wasaaradda Caafimaadka.
qoraal kooban oo kasoo baxay Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Somalil...
Tuesday, January 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Hargeysa Oo Si La Yaableh Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtidu U Samaysay Wakiiladda.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Reer Hargeysa Ayaa Si La Yaableh Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtidu U Samaysay Wakiiladda, waxaanay si weyn uga hor yimaadeen Muddo kordhintaasi loo sameeyey Golaha Wakiiladda Somaliland maant...
Tuesday, January 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Jamal Xasan Guuleed Oo Fariin Uu Gabay Ku Cabiray Udiray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mujaahid Jamal Xasan Guuleed Oo Fariin Uu Gabay Ku Cabiray Udiray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
https://youtu.be/G7Qyz-ngdj8
...
Monday, January 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dhibane La Ildaran Xanuun Hayey Mudo 10 Sano Ah Oo Umad Islamkaa Ka Codsaday Inay Soo Caawiyaan.
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhibane La Ildaran Xanuun Hayey Mudo 10 Sano Ah Oo Umad Islamkaa Ka Codsaday Inay Soo Caawiyaan.
https://youtu.be/MtHdne4-yTY?t=14
Berb...
Monday, January 21, 2019
-
Wiilkii Arooskiisa Ka Ooyay Oo Kawaramay Sababta Uu La Ilmeeyay Iyo Dareenkiisa Gaarka Ah
Galkacayo(Berberatoday.com)-Waxaa baraha buslshada aad looga hadal hayaa wiil ku ooyay xafladdii arooskiisa, waxay dadka ka doodayaan sababta uu u ilmeeyay iyagoo qaarkood leh wuxuu u ooyay "jaceylka uu xaaskiisa u qabo".
Muuqa...
Monday, January 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hure Walanwal Oo Sheegay Inay Isaga Iyo Walaalkii Hadraawiba Xanuunsanayaan Xukumada Muuse Biixina Daayacday Oo Waxba Uqaban Weyday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muuqalka"Hure Walanwal Oo Sheegay Inay Isaga Iyo Walaalkii Hadraawiba Xanuunsanayaan Xukumada Muuse Biixina Dayacday Oo Waxba Uqaban Weyday
https://youtu.be/Os9mYP1GVgM
...
Monday, January 21, 2019
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Warramay Tirada Dacwadihii Maxkamadaha Dalka Soo Galay Labadii Sano Ee U Dambeeyay Iyo Inta La Dhameeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Gar-yaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa ka warramay Dacwadaha Dalka soo galay sannadkii 2018 iyo sannadkii ka horreeyay ee 2017-kii.
Guddoomiyaha oo Warbaahi...
Monday, January 21, 2019
-
Layaab: Magaalo Guryaheeda Lagu Iibinayo Hal Euro Oo Kaliya !
Itlay(Berberatoday.com)-Maamulka Magaalada Sambuca de Cecilia ee Dalka Italy ayaa waxa ay shaaciyeen in ay qaadeen Olol’e aan caadi ahayn oo lagu Iibinayo guryaha magaaladaasi qiimahaasi oo ah in Hal Euro oo kaliya Guri la sii...
Monday, January 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay muwaadin Fu’aad Cabdiraxmaan Diiriye oo si farshaxamaysan gacantiisa ku farsameeyey astaanta Jamhuuriyadda ...
Monday, January 21, 2019
-
Sawir Laga Qaaday Maal-qabeenka Bil Gates Oo Cunto Saf Ugu Jira Oo Bulshada Adduunka Soo Jiitay
USA(Berberatoday.com)_Maalqabeenka caanka ah ee Bill Gates oo ah maal-qabeenka labaad ee uu hantida badan Dunida ayaa waxa laga qaaday Sawir xili uu ku jiray Kuyuu isla-markaana uu wax ka iibsanayay Maqaaxi lagu iibiyo Humburger-k...
Monday, January 21, 2019
« Previous Page — Next Page »